1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada: Guddiga SEIT Waqooyi Oo Shaaciyay Kuraas Doorashadooda Dhawaan La Qabanayo Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi ayaa shaaciyay liiska 19 kursi oo ka tirsan golaha shacabka oo dhawaan la qabanayo doorashadooda. Kuraastan la soo saaray ayaa waxaa kamid ah kuraasta tirsigoodu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lafta-gareen: KGS Kama Qeybgalayso Shirka Uu Iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aaddan shirka golaha wadatashiga qaranka ee uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mowliid Mataan Oo Si Kumeel Gaar Ah Loogu Magacabay Guddomiyaha Guddiga FEIT Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federaal FEIT ayaa shaaciyay in gudoomiye ku-xigeenkii guddiga Mowliid Mataan Salaad uu si kumeel gaar ah u sii haynayo xilka guddoomiyaha guddiga FEIT. War-saxaafadeed ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Waxay Diyaar U Tahay Ka Qeybgalka Shirka Golaha Wadatashiga Ee Uu Hogaaminayo Rooble Maamulka Puntland ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aaddan shirka golaha wadatashiga qaranka ee uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. War-ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in ay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM: Waan Ka Xunnahay Go’aanka Sida Deg Deg Ah Loogu XerayTerminalka MOVCON Xafiiska qaramada midoobay ee Muqdisho ayaa war ka soo saaray go’aanka ay dowladda Soomaaliya ku xirtay qeybta gaar ah ee garoonka diyaaradaha ka adeegsaneyeen howl wadeenada qaramada Midoobay. Warka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqoonyahanno Ka Digay Faragelinta Farmaajo Ee Doorashada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa mar kale dhaliyey dodo kadib markii saacadihii tagay uu dhaliilay ra’isul wasaare Rooble, kuna tilmaamay mid wedi waayey doorashada. Haddaba, aqoonyahan la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hay’adda Socdalka Oo Lagu Amray In Dalka Aanu Ka Bixin Taliyaha Ciidanka Badda Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka amniga xukuumadda federaalka ayaa lagu sheegay in aanu dalka ka safri karin taliyaha ciidamada badda Soomaaliya General Cabdixamiid Maxamed Dirir. Cabdullahi Maxamed Nuur Wasiirka…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble: Farmaajo Doorasho Raali Kama Noqon Kamana Noqon Doono Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaw war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa looga jawaabay dhamaan eedeymaha Farmaajo xalay uu u soo jeediyay . Rooble ayaa sheegay in marka hore…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdiraxman Cabdishakuur: Inqilaabka Farmaajo Waa Nabar La Filaayey Naxdin Ma Laha Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in talaabada uu qaaday madaxweynahaa waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in ay tahay mid horay loo filayay. “Inqilaabka Farmaajo waa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Muddo Xileedkiisu Dhammaaday Awood Uma Laha Faragelinta Doorashooyinka Waxaan halkan si kooban ugu falanqaynayaa warqad ka soo baxday Villa Soomaaliya oo baraha bulshada lagu faafiyey. 1. Sida ku cad Qodobka 60aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah, muddo xileedka Baarlamaanka…