U bood dhigaalka

Doorashada: Guddiga SEIT Waqooyi Oo Shaaciyay Kuraas Doorashadooda Dhawaan La Qabanayo

Diseembar 26, 2021
Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi ayaa shaaciyay liiska 19 kursi oo ka tirsan golaha shacabka oo dhawaan la qabanayo doorashadooda.