2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afar Kursi Oo Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Muqdisho Lagu Doortay Waxaa maanta oo axad ah magaalada muqdisho lagu qabtay doorashada afar kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay gobalada Waqooyi. Kursiga koowaad ee tirsiigu uu yahay HOP#254 ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddigii Shaqada Laga Ergayay Oo Ka Horyimid Go’aanka Ra’iisulwasaaraha Xubanihii dhawaan xilka uu ka qaaday ra’iisul wasaaraha ee ka tirsanaa guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa ka soo horjeestay xilka qaadistii lagu sameeyay. War-saxaafadeed ka soo baxay xubnaha shaqada laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saray Xilka Qaadista Guddiga Xalinta Khilaafadka Lagu Sameeyay Midawga musharixiinta xilka madaxweynanimada dalka ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu ra’iisul wasaaraha dalka xilka kaga qaaday xubna ka tirsan guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha doorashooyinka. Golaha ayaa sheegay in talaabada Rooble…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muxuu Rooble Guddiga Ku Ceyriyey? Qoorqoor ayaa Meelmariyey Fareey oo uu Ra’siul wasaaruhu Diidanaa! Ceyrinta 7 ka tirsan guddiga xallinta khilaafaadka ayaa soo saaray inuu jiro loolan u dhaxeeya maamul goboleedyada iyo xafiiska ra’isul wasaaraha. Warar lagu kalsoonyahay ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Ceyriyay Guddoomiyihii Xalinta Khilaafadka iyo Lix Kale Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqadii ka eryay xubna ka tirsan guddiga xalinta khilaafaadka ee arrimaha doorashooyinka. Xubnaha shaqada laga joojiyay oo gaaraya illa iyo 7 xubnood ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble OO Baydhabo Ku Wajahan Maanta, Akhriso U Jeedkiisa Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Roobel ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta uu safar ku tago magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka koonfur galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Dib Loo Dhigay Guddiga hirgelinta doorashooyinka golaha labada aqal ee Gobalada Waqooyi ayaa ku dhawaaqay in ay dib u dhigeen doorashada afar kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Afartan kursi oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Difaacday Xuquuqul Insaanka Itoobiya, Codeyn ayaase looga adkaaday Guddiga arrimaha xuquuqul Insaanka ee qaramada midoobey ayaa sameynaya koox soo baara tacadiyada ka dhanka ah xuquuqul insaanka ee laga sheegayo kooxaha ka dagaalamaya waqooyiga Itoobiya. Golaha ayaa meelmariyey qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kursiga Yaasin Fareey Oo La Fasaxay Guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha doorashooyinka ayaa 17 cisho kadib go’aan ka soo saaray dooraqshada kursiga HOP#67 oo muran badan ay hareysay doorashadiisa. Kursigaan oo laga soo doortay magaalada Dhuusamareeb ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul wasaare ku-xigeenkii Hore Ee Dalka Oo Lagu Xiray Hargeysa Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaga magaalada Hargeysa lagu xiray Maxamed Cumar Carte Khaalib oo horay Soomaaliya uga soo noqday ra’iisul wasaare…