1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka WHO: Omicron Wuxuu Uu U Faafayaa Si aan Horay Loo Arag Madaxa guud ee hay’adda caafimaadka Adduunka WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa sheegay in nooca cusub ee xanuunka Corona uu si aad ah ku faafayo. Tedros ayaa xusay in todobaddayadii la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Oo Burburiyay Xarunta Maamulka Degmo Ka Tirsan Galgaduud Wararka naga soo gaarayo degmada Ceeldheere ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka al-shabaab ay burburiyeen saldhig ciidamada dowladda ay ku lahaayeen degmada iyo xarunta maamulka deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Shan Kamid Ah Kuraasta Banaadiriga Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka Banaadiriga ayaa ku dhawaaqay in maalmaha soo socda ay qabanayaan doorashada shan kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta doorashadoodu la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka Oo Dhawaan Ka Bilaabmeysa Kismaayo Guddiga hirgelinta doorashooyinka Jubbalanad ayaa ku dhawaaqay doorashada 14 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Doorashada kuraastan oo dhawaan lagu qaban doono magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shabaab Oo Isaga Baxay Saacado Kadib Markii Ay La Wareegeen Matabaan Wararka naga soo gaarayo degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xubna ka tirsan ururka Al-shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta degmada. Shabaab ayaa gudaha u galay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekada Madaxmed Kadawe Oo Ku Naafoobay Dagaalladii Magaalada Muqdisho Oo Sheegay In Dowladdu Illowday Doorkiisii Sheekada dareenka leh ee Mohamed Abdi Guure oo loo garan ogyahay Maxamed Kadawe, waxay ka mid ahayd sheekooyinka aan so toobiyo kuwii iigu saameynta badnaa. Sannadkii 2012-kii ayuu ku dhaawacmay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Fulinta GOS Oo Ceyriyay Guddoomiyihii Xiriirka Cabdiqani Saciid Carab Kulan ay magaalada muqdisho isugu yimaadeen dhamaan golaha fulinta xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa shaqadii looga joojiyay guddoomiyihii xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed Cabdiqani Saciid Carab. Kulanka oo yimid kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Golaha Shacabka: Diiwan Gelinta Musharixiinta Afar Kursi Oo Ka Bilaabatay Muqdisho Waxaa saaka ka bilaabmeysa magaalada Muqdisho diiwaan gelinta musharixiinta kuraasta tirsigoodu yahay HOP#229, HOP#262, HOP#254 & HOP#255 ee laga soo doorto gobolada Waqooyi. Kuraastan oo ay horay u shaaciyeen in la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mucaaradka Oo Shirweyne Qaran Ku Baaqay Midawga musharixiinta xilka madaxweynanimo ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in ay dhawaan qabanayaan shir weyne qaran oo looga tashado aayaha dalka. Shirka ayaa la sheegay in ay ka soo qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamad Mareykanka Ku Taallo Oo Bilawday Dhageysiga Dacwad Nin Loo Heysto Dilka Muwadin Soomaaliyeed Marlow Ramsey Carson oo ah muwaadin mareykan ah ayaa la soo taagay maxkamad ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka kadib markii lagu soo eedeyay in uu ka dambeyay dilka…