1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dil Naxdin Leh: Nin Duleedka Muqdiso Ku Dilay Carruur Uu Waalid U Yahay Waxaa xaafadda Jamacadda Shabeelle ee deegaanka garasbaaleey duleedka Muqdisho ayaa maanta laga helay meydka laba carruur ah kuwaas oo la weysanaa. Carruurtan oo walaalo ah ayaa la sheegay in mid…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorasho Aan La Aqoon Xilliga Ay Dhamaaneyso Oo Dalka Ka Socota Waxaa dalka weli ka socda doorashooyinka goleyaasha dowladda oo aan la aqoon qorshaha iyo jadwalka u dagsan ee ay ku qabsoomayaan. 11-kii Bishii hore ee November guddiga FEIT ee doorashooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya: Cadawga Waa La Garaaci Doonaa, Guushuna Way Sii Socon Doontaa Ciidamada dowladda itoobiya ayaa sheegay in ay kooxda TPLF ay kala wareegeen magaalooyinka Dessie iyo Kombolcha oo ay horay kooxda u qabsatay. Bil ka hor ayeey aheyd markii TPLF iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxeey Kawada Hadleen Madaxda Warbaahinta iyo Rooble? Ra’iisul wasaare Rooble ayaa caawa kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda waarbihinada madaxa banaan ee dalka. Kulanka oo inta badan mas’uuliyiinta warbaahinada ay goobjoog ahaayeen ayaa looga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Muqdisho Ka Furay Shir Looga Hadlayo Gedddi Socodka Dowladnimada Soomaaliya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada muqdisho maanta ka daahfuray shirka geddiga socodka dowladnimada Soomaaliya. Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen aqoonyahanno, xubna ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Shirka 6aad ee Horumarinta iyo Hal-abuurka Ganacsiga oo Muqdisho la gu qabtay Waxaa magaalada muqdisho lagu soo gabgabeeyay shirka 6’aad ee Horumarinta iyo Hal abuurka ganacsiga oo ay wadajir u soo qabanqaabiyeen Jaamacadaha Simad iyo Jamhuuriya. Shirka waxaa ka soo qeybgalay, Xildhibaano…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gariiga Oo Muhaajiriin Soomaaliya Ay Ku Jiraan Dalkiisa Ku Soo Dhaweeyay Dowladda gariigga ayaa dalkeeda ku soo dhaweysay in kabadan 2,00 muhaajiriin magangalyo doon ah kuwaas oo ku yimid socdaal dhanka badda ah. Dadkan oo ka yimid dalalka Soomaliya, Congo, Afghanistan,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Iyo Ururka Al-shabaab Oo Ku Dagaalamay Deegaan Ka Tirsan Gobalka Galgaduud Wararka naga soo gaarayo deegaanka Godinlabe ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay xubna ka tirsan ururka al-shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo degmada ay ku lahaayeen ciidamada dowladda. Weerarka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka: Dowladda Soomaaliya iyo Ahlu Sunna Waa Iney Wada Hadlaan, Kana Fogaadaan Weecinta Doorashada Dalka Mareykanka ayaa sheegay inuu ugu baaqayo dowladda Soomaaliya iyo maamulka Ahlu sunna iney wadahadal bilaabaan, isla markaana ka fogaadaan wax uga dari kara xaaladda banii’aadnimo ee halista ah ama…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubin Guddiga FEIT Ka Tirsan Oo Ka Horyimid Go’aanka Dib Loogu Noqonayo Doorashada HOP#154 iyo HOP103 Qaar ka mid ah guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed ee FEIT ayaa ka soo horjeestay go’aanka guddiga FEIT ay dib ugu celiyeen doorashada laba kursi oo dhawaan lagu doortay Baydhabo.…