1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Madaxda Dowlad Gooboleedyada U Gudbiyay Walaaca Musharixiinta Ee Doorashada Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan dhanka fogaan aragga ah la qaatay madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Rooble iyo madaxda golaha wadatashiga Qaranka ayaa kawada hadle sidii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Natiijada Doorashada Seddax Kursi Oo Maanta Ka Dhacday Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada seddax kursi oo maanta lagu qabtay magalaada. Kursiga koowaad ee doorashadiisu dhacday ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe Oo Uk, Sweden iyo Netherland Kala Hadlay Sidii Loogu Gurman Lahaa Dadka Abaaraha Saameeyeen Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa kulan looga hadlayay xaaladda abaaharaha dalka iyo sidii wax looga qaban lahaa la qaatay safiirada dalalka Uk, Sweden Netherland iyo wakiilada…
5 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Deynta Shiinaha Iyo Dhibaatooyinka Afrika Kala Kulanto Tan iyo markii uu dhamaaday dagaalkii Qaboba ee adduunka intii u dhaxeysay 1945 illa iyo 1991-kii waxaa quwadaha adduunka ay bilaabeen In ay xoojiyaan baratanka iyo loolanka ay ugu jiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Maalintii Seddaxaad Lagu Dooranayo Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka Koonfur galbeed ayaa lagu wadaa in saaka oo Isniin ah ay ka qabsoonto doorashada afar kursi oo qeyb ka ah kuraasta golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Ka Soo Baxay Kulanka Rooble iyo Midawga Musharixiinta? Waxaa soo gabagaboobay kulan saacado badan hoyga uu dagan yahay ra’iisul wasaaraha uga socda Midawga Musharixiinta iyo ra’iisul wasaare rooble. Kulankan oo ay goobjoog yihiin madaxweynayaashi hore ee dalka Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aadan Madoobe Oo Markale Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed ayaa lagu soo gabagabeyay doorashada kursiga HOP#189. Kursigaan tirsigiisu yahay HOP#189 ay ku tartamayaan Shekh Aadan Mahamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mucaaradka Oo Rooble Kulan Kula Qaadanaya Muqdisho Midawga musharixiinta xilka madaxweynanimada Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah xafiiskiisa kula qaadanaya ra’iisul wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Kulankan oo ay goobjoog yihiin madaxweynayaashi hore ee dalka Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursigii Jawaari Laga Reebay Oo Loo Doortay Wasiirka Howlaha Guud Ee KG Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed ayaa lagu soo gabagabeyay doorashada kursiga HOP#103 oo horay ugu fadhiyay Maxamed Sheikh Jawaari. Kursigaan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shiinaha oo Xoog uga Qaatay Uganda Airporiga Entebbe Dalka Shiinaha ayaa la wareegaya garoonka caalamiga ah ee Entebbe kadib markii la wariyey iney bixin weysay deynta ay ku dhisatay. Shiinaha ayaa 2015-kii waxaa uu $207 million amaahiyey Uganda…