1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yaasiin Farey oo Kusoo Baxay Kursi Muran Badan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad Yaasiin Cabdullahi Fareey, agaasimaha uu Farmaajo u magacaabay ee NISA ayaa goordhow noqday xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad. HOP067 sida loo maareeyey waxaa cabasho ka keenay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Ardey Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Ardey, dadweyne jidka socday iyo qaar AMISOM ah ayaa ku geeriyooday qarax saaka ka dhacay inta u dhaxeysa KM4 iyo Taribuunka ee degmada Hodan, Muqdisho. Ugu yaraan sideed qof ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mulaxamiistaha Weyn Jiim Sheekh Muumin oo Geeriyooday Waxaa goordhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho ku geeriyooday mulaxamiistaha weyn ee caanka ah ee Jiim Sheekh Muumin. Muumin oo ku shaacbaxay aaladda kabanka ayaad sameeyey heeso badan oo ay qaadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kursi Ka Tirsan Golaha Shacabka Somaliland oo Lagu Doortay Muqdisho Waxaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kursi kale oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, kursiga oo tirsigiisu ahaa HOP#272 ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kala 1. Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb: Dhagey iyo Cawad oo Loo Doortay Golaha Shacabka Waxaa goordhow lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug doorashada labo kursi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Yuusuf Geelle Ugaas Dhagey ayaa ku guuleystay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Qabaneysa Doorashada Laba Kursi Oo Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shaaciyay in ay beri oo arbaca ah qabanayaan doorashads laba kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee ku matalaya dowlad gobaleedka galmudug. Kuraasta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Shan Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Gobalada Waqooyi Oo La Soo Gabagabeeyay Waxaa la soo gabagabeeyay sharsiga afaraad iyo kan shanaad ee kuraasta golaha shacabka gobalada waqooyi. Axmed Cismaan diiriye iyo Maxamed Haaruun Cabdillahi ayaa loo dortay in kuraasta tirsigoodu yahay HOP#233…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faadumo Xasan Cali Oo Markale Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Xildhibaanada Golaha Shacabka Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay kursigi shanaad oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ay gobalada waqooyi ku leeyihiin sidoo kalena ah kursiga seddaxaad ee doorashada maanta ka socota dugsiga tababarada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aamina Cumar Jaamac Oo Markale Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Xildhibaanada Golaha Shacabka Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay kursigi afaraad oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ay gobalada waqooyi ku leeyihiin sidoo kalena ah kursiga labaad ee doorashada maanta ka socota dugsiga tababarada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Maxamed Xayir Maareeye Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay kursigi saddexaad oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ay gobalada waqooyi ku leeyihiin sidoo kalena ah kursiga koowaad ee doorashada maanta ka socota dugsiga tababarada…