1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maareeye Oo Markale Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay kursigi saddexaad oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ay gobalada waqooyi ku leeyihiin sidoo kalena ah kursiga koowaad ee doorashada maanta ka socota dugsiga tababarada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy: Waxaan Tagaya Jiidda Hore Ee Dagaalka, Si Ay Taariikhda Noo Xusto Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa sheegay in uu tagayo jiidda hore ee dagaalka lagula jiro kooxda TPLF. Abiy ayaa xusay in uu socdaal laba maalin ah ku qaadanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Lix Ka Mid Ah Kuraasta Golaha Shacabka Oo Muqdisho Ka Socota Waxaa saaka magaalada muqdisho ka bilaabmay doorashada lix ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay gobalada waqooyi. Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada waqooyi ayaa sheegay in ay diyaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musharixiinta Wejiga Xiran Oo Loo Diiday In Doorashada Ay Ka Qeyb galaan Guddiga doorashooyinka dadban ee dalka ayaa ka digay in musharixiinta u tartamaya kuraasta golaha shacabka ay xirtaan afka ama wejiga ay qarsadaan. Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorahsada Oo Shahaado Siisay Taliya Weli Shaqada Ku Jira Guddiga doorashooyinka galmudug ayaa maanta bixiyay qaar ka mid ah shahaadooyinka musharaxnimada xildhibaanada golaha shacabka. Kuraasta musharixiintooda maanta shahaadada la siiyay ayaa waxa ka mid ah kuraasta tirsigoodu yahay HOP#043,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sudan: Ciidamada Oo Toogasho Ku Dilay Dad Banaanbax Dhigayay Hal qof oo ah gabar 16 jir ayaa dhimatay kadib markii ciidamad aammaanka suudan ay madaxda xabad kaga dhufteen gelinkii dambe ee shalay, sida ay sheegeen ururka dhaqaatiirta magaalada Omdurman…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaali Guhaad: Farmaajo, Fahad iyo Kuwii Gabadheyda Dhibaateeyey Ayaa Ka Soo Shiray Waxaan, Mana Aqbaleyno Hooyada dhashay Sarkaalad Ikraan Tahliil ayaa ka hadahsya jawaabta natiijada baarista ah ee sida horudhaca ah u shaaciyeen xafiiska xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada qalabka sida. Qaali Maxamuud Guhaad oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xeer Ilaalinta Ciidamada Oo Sheegtay In Dambi Lagu Waaye Eedeysanayashi Kiiska Ikraan Tahliil Xeer ilaaliyaga guud ee maxkamadda ciidamada Qalabka sida Cabdalla Buulle Kameey ayaa shaaciyay natiijada horudhaca ah ee ka soo baxday baarista kiiska Ikraan Tahliil Afrax. Gen. Kameey ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musharixiinta Kursiga HOP#67 Oo Sheegay In Boob Lagu Haayo Kursigooda Xubna musharixiin ah oo u tartamaya kursiga golaha shacabka ee tirsigiisu yahay HOP#067, ayaa sheegay in boob lagu haayo kursiga ay u tartamayaan. Midawga musharixiinta kursiga HOP#067 ayaa bayaan ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hanti-dhowrka oo Soo Bandhigay Hantiada La Lunsaday iyo Isdaba-marinta Dhacday 2020 Waxaa soo baxay warbixinta sanadlaha ah ee hanti-dhowraha guud iyada oo lagu sheegay arrimo oo musuq ah oo ka dhex jira hey’adaha dowladda. Baaristaan waxaa lagu sameeyay 25 hay’adood iyo…