1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Muqdisho Kula Shiray Wafdi Ka Socda Midawga Afrika Ra`iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa goordhaw kulan kula qaatay xubnaha golaha amniga iyo nabadda ee midawga africa. Rooble ayaa midawga nabadda iyo amniga midawga afrika kala…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Jaamacadaha iyo Iskuulada Oo Soo Dhaweyay Sida Wasaaradda Waxbarashada U Baabi’isay Go’aanka Gobalka Banaadir Midawga Jaamacahadaha Soomaaliya ayaa goordhaw soo dhaweeyay go’aankii shalay wasiirka waxbarada DF uu ku joojiyay lacago maamulka gobalka Banaadir agaasinkiisa waxbarashada uu ka qaadayay Macalimiinta iyo Ardayda wax ka barata…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Greece Oo Dalkiisa Ka Celiyay Muhaajiriin Soomaali Ay Ku Jiraan Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Greece ayaa gacanta ku dhigay dooni ay la socdeen tahriibayaal ay ku jiraan dad soomaali ah. Doonida ay la socdeen tahriibayaasha ayaa laga qabtay xadka dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheikh: 8 February Anoo Madaxweyna Soo Kacay Anoo Madaxweyne Aheynna Gurigeyga Ku Noqday Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud oo muddooyinkii la soo dhafay safar ku joogay dalka Turkiga ayaa sheegay in loo bahana yahay in dalka ay ka dhacdo doorasho. Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Go`aan Ka Soo Sarah Doorashada Kursigii Mahdi Guuleed Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa go`aan ka soo saaray doorashada kursiga hop #239, oo uu ku guuleystay Mahdi Maxamed Guuleed Khadar. Guddiga yaa shaaciyay in kadim baaritaanno dheer oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Waxbarashada Oo Joojisay Lacago Ardayda iyo Macalimiinta Muqdisho Uu Ka Qaadayay Maamulka G.Benaadir Wasaaradda Wabarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa hakisay lacago maamulka gobalka Banaadir uu ka qaadayay ardayda iyo macalimiinta wax ka dhigta dugsiyada Muqdisho. Wasaaradda ayaa sheegtay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mahadhada Adeegsiga Erayga “persona non grata”! Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa todobaadkan waxaa ay ‘persona non-grata’ ka dhigtay Simon Mulongo oo ah ku xigeenka ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya, waxayna ku amartay inuu 7 Maalin dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaanka TPLF Oo Kulan La Qaatay Ergayga Midawga Afrika Ee Gobalka, AU Oo Shir Ka Leh Xaaladda Itoobiya Hoggaamiyaha kooxda TPLF ayaa magaalada Mek’ele ee caasimadda gobalka Tigrayga kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee midawga Afrika u qaabilsan arrimaha geeska Afrika ahna madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Howlgallo Dad Lagu Soo Qabtay Oo Ka Dhacay Gaalkacayo Ciidamada booliiska gobalka Mudug ee Puntland oo xalay howlgallo qorsheysan ka fuliyay magaalada xaafadaha magaalada Gaalkacayo ayaa gacanta ku soo dhigay Horjoogaha Shabakad ka ganacsata Qamriga. Howlgalka ciidamada oo si…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Baardheere Wararka naga soo gaarayo magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in waaberigii hore ee saaka uu qarax xooggan ka dhacay xarun ciidamada dowladda ay ku leeyihiin magaalada. Qaraxa oo…