1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobalka Gedo Oo Sheegay In Diyaar U Yihiin Doorashooyinka Dalka Maamulka gobalka Gedo ayaa shegay in ay magaalada Garbahaarrey diyaar u tahay in ay ka dhacdo doorashada golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad . Guddoomiyaha Gobalka Gedo Axmed Buulle Maxamed, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Swan Kala Hadlay Doorashooyinka Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa safiirka xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya kulan kula yeeshay xafiiskiisa shaqada. Rooble iyo James Swan ayaa kawada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cagjar: Tigree Haddii Uu Addis Ababa Galo Annagana Waan Geli Doonnaa! Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar Cagjar, oo ka hadlay dagaalka ka socda dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin maamulkiisa in Tigree dalka laga difaaco. Cagjar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul-wasaaraha Ciraaq Oo Ka Badbaaday Isku Day Dil Ra’iisulwasaaraha dalka Ciraaq Mustafa Al-khadimi, ayaa xalay ka badbaday isku day lagu doonayay in lagu qaarijiyo. Isku dayga dilka ra’iisul wasaaraha ayaa ka dhacay xilli dambe xalay hoygiisa kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taageerayaasha Abiy Oo Dhigay Banaanbax Ka Dhan Ah Warbaahinta Caalamiga Ah Taagerayaasha xukuumadda uu hogaamiyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa dhigay isku soo baxyo ay kaga soo horjeedaan Warbaahinta caalamiga ah ee ka howl gasha Itoobiya taas oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diblomaansiyiinta Reer Galbeedka Oo Saaka Isaga Baxaya Itoobiya Waxaa saaka garoonka diyaaradaha magaalada Addis ababa ku sugan dhamaan Ajaanibta iyo diblomaansiyiinta dowladaha reer galbeedka ee ka howl galayay dalka Itoobiya kuwaas oo lagu Amray in ay isaga baxaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah-Faahinno Ka Soo Baxayo Israsaaseyn Ciidamada Puntland Ku Dhex Martay Garowe Wararka naga soo gaarayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay gudaha magaalada Israsaaseyn ay ku dhex martay ciidamo ilaalo u ahaa madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Wararka naga soo gaarayo deegaanka garasbaaleey ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw uu ka dhacay qarax Xooggan. Qaraxa ka dhacay hareeraha waddada dheer ee deegaanka ayaa lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Booqashada ay Muqdisho Ku Imaanayaan Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika Waxaa la filayaa in todobaadkan in Muqdisho soo gaaro wafdi ka socda Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika. Wafdigan uu hoggaaminayo guddoomiyaha bishan November ee Golaha Nabadda iyo Amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ku Dhawaad 70 Qof Oo Lagu Dilay Xadka Dalka Niger Uu La Wadaago Burkino Faso iyo Mali. Dowladda Niger ayaa ku dhawaaqday laba maalin oo baroordiiq qaran ah kadib markii kooxa aan la aqoon haybtooda 69 qof oo uu ku jiro duqa magaalo ku taalla koonfur galbeed…