3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isbihiyesi Mucaarad Ah Oo Ku Gooddiyay In Dagaal Ay Abiy Xukunka Kaga Qaadayaan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagaga dhawaaqay isbaheysi ka dhan ah dowladda uu hogaamiyo Abiy Ahmed ee Itoobiya. Isbaheysigaan oo ay ku mideysan yihiin sagaal urur siyaasadeed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saatay Dib U Dhaca Doorashada Soomaaliya Beesha calaamka ayaa markale war ka soo saartay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka golayaasha dowladda Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay saaxiibada caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka: “Waa In Doorashada La Soo Gabagabeeyo Inta Aanu Dhamman Sannadku”. Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa ugu baaqday maamul gobaleedyada dalka in la dardargeliyo doorashooyinka dalka. Qoraal ka soo baxay saafaradda Mareykanka ayaa lagu baaqay in madaxda shanta dowlad gobaleed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno Ka So Baxayo Dagaal Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabab Ku Dhex Maray G.Shabeellaha Hoose Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal shalay gabal dhicii iilla fiidnimadii hore ee xalay ka dhacay magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose. Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaliya: Simon Mulongo Dalka Lagaagama Baahna! Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ‘persona non-grata’ ka dhigtay Simon Mulongo oo ah ku xigeenka ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya, waxayna ku amartay inuu 7 Maalin dalka uga baxo.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Kala Dhex Gashay Maleeshiyo Beeleed Ku Dagaalamay Gobalka Mudug Maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay inuu xabbad joojin kala dhex dhigay beelo wallaalo ah oo shalay ku dagaalamay deegaan hoos taga Koonfurta Magaalada Gaalkacyo laguna magacaabo Dhagtuur, iyadoona labada dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya oo Labo Diyaarad oo ay Lahaayeen Ciidamada Cirka Soomaaliya Ku iibineysa Keliya $1,400! Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay xaraashka diyaarado hawlgab ah, oo iib lagu raadinayo, waxaa ku jira labo diyaarad oo ay lahaayeen ciidamada xoogga Soomaaliya iyo labo kale oo ay laheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarad Dab Ku Qabsaday Dooloow Wararka naga soo gaarayo garoonka diyaaradaha degmada Dooloow ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in goordhaw dab uu ka kacay diyaarad ku sugneyd gudaha garoonka degmada. Diyaaradda ayaa la sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wakiilka Doorashada Lataliyaha Farmaajo Oo Kismaayo Laga Tarxiilay Cabdi Cali Raage oo ka mid ah musharixiinta golaha shacabka ee sanadkaan ayaa sheegay in xalay magaalada Kismaayo lagu xiray wakiilkiisi arrimaha doorashada. Raage oo ka mid ah lataliyayaasha Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah-faahinno Ka Soo Baxaya Dagaal Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Ku Dhex Maray Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka koonfur galbeed ayaa sheegaya in gudaha magaalada dagaal saacado qaatay uu ku dhex maray ciidamada dowladda iyo xubno…