1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalka Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka labada Aqal ee Somaliland ayaa soo saaray jadwalka doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta doorashadooda ay shaaciyeen ayaa kala ah kuraasta sumadoodu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM Oo Ka Jawaabtay Eedeynti Ahlu-sunna Howlgalka midawga Afrika ee Nabad ilaalilnta u jooga Soomaaliya AMISOM, ayaa ka jawaabay eedeynta ururka Ahlu-sunna ay u jeediyeen ee ku aadaneyd in qeyb ay ka ahaayeen dagaalki ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Markale Xiratay Wariye Tooxoow Wararka naga soo gaarayo magaalada Guriceel ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in xalay xilli dambe gudaha magaalada Lagu xiray Wariye Maxamed Cabdiwali Tooxoow, oo ka mid ah wariyayaasha Galmudug ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xisbiyada Mideeye iyo Caddaaladda iyo Sinnaanta Oo Ku Dhawaaqay Isbiheysi Ka Dhan Ah KAAH Urursiyaasadeedka Mideeye ayaa lagu soo waramaya in isbaheysi cusub uu la sameystay dhiggiisa urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Sinnaanta. Labada urur oo natiijooyin sare ka keenay doorashadii ka dhacday degmooyinka Eyl,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Afgambiga Sudan Antony Blinken, xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegay in uu qadka taleefanka kula hadlay ra’iisul wasaaraha Suudaan kadib markii la soo daayay dhowr cisho oo uu u xirnaa ciidamada Militeriga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ahlu-Sunna Oo Afar Maalin Oo Dagaal Ah Kadib Isaga Baxday Guriceel Waxaa saaka daggan xaalada magaalada Guriceel oo afarti cisho ee lasoo dhaafay dagaalk qaraar uu ku dhex marayay ciidamada dowladda iyo ururka la magac baxay Ahlu-sunna. Dagaalka oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni: “Farmaajo In Aanu Doorashada Puntland Hambalyeyn Waxay Ka Dhigan Tahay In Aanu Soomaaliya La Rabin Doorasho Toos Ah Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa ururada siyaasadeed ee Puntland ugu baaqay in ay isku diyaariyaan doorashooyinka kale ee lagu wado in degmooyinka Puntland ay ka dhacaan. Hadalkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Dib U Dhaca Doorashada Wakiilada Caalamka ee Soomaaliya ayaa markale walaac ka muujiyay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka Soomaaliya oo aan hadda aysan caddeyn waqtiga la qabanayo. War-saxaafadeed ka soo baxay saaxiibada caalamka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Muddo Kadib Xarunta Taliska NISA Booqday Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Taliska nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee NISA. Rooble ayaa socdaalkan waxaa ku wehlinayay wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Natiijada Doorashada Qardho iyo Eyl Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhaawaqay natiijada doorashada degmooyinka Eyl iyo Qardho oo qeyb ka ahaa seddaxda degmo ee sida horu dhaca ah looga qabtay doorashada qof iyo…