2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dr.Cali Cusmaan “Doorashada Gos Waa Sharci Darro”. Xoghayihii hore Guddiga Olombikada Soomaaliya Dr.Cali Cusmaan Cali ayaa sheegay in doorashadii ka dhacday Magaalada Muqdisho ee lagu doortay Guddiga Fulinta ee Olombikada Soomaaliyeed ay aheyd sharci darro, wuxuuna shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maryan Faarax Kadiye Oo Kusoo Baxday Kursiga 8aad ee Aqalka Sare Kumatalidoona Jubaland Maryan Faarax Kadiye ayaa loo doortay xubin ka mid ah Aqalka sare ee laga soo doortay Jubbaland, iyadoo heshay 50 cod waxayna kusoo baxday kursiga 8aad ee aqalka sare baarlamanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Leyla Nuur Maax Oo Kusoo Baxday Kursiga 7aad ee Aqalka sare Kumatalaya Jubland Laylo Nuur Maax ayaa loo doortay xubin ka mid ah Aqalka sare ee laga soo doortay Jubbaland, iyadoo heshay 63 cod waxayna kusoo baxday kursiga 7aad ee aqalka sare baarlamanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ibraahim Aw-gaab Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo lagu doortay kursiga Lixaad ee kuraasta Aqalka sare Jubbaland ay ku leedahay. Kursigan ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kale ah Ibraahim Aw-gaab Cismaam iyo Farxiyo Macalin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Yaroow Oo Loo doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo lagu doortay kursiga shanaad ee kuraasta Aqalka sare Jubbaland ay ku leedahay. Kursigan ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kale ah Cabdi Xuseen Cali iyo Xasan Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoggaanka Ururka Suxufiyiinta SJS Oo Lagu Xiray Jowhar Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska ay goorshaw xarig u geeysteen Cabdalla Axmed Muumin oo ah xoghaya Ururka Suxufiyiinta SJS…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senatorada Aqalka Sare BF ee Jubbaland oo Maanta La Dhameystirayo Waxaa maanta la dhameystirayaa Senatorada aqalka sare BF ee kasoo galaya maamul goboleedka Jubbaland iyada oo la dooran doono ilaa afar Senator. Jubbaland haddii maanta lasoo gabagabeeyey, waxaa ay guud…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Afar Ka Mid Ah Kuursta Aqalka Sare Oo Saaka Lagu Dooranayo Kismaayo Maanta oo khamiis ah ayaa lagu wada in magaalada Kismaayo ee xarunta KGM ah maamulka Jubbaland lagu doorto Afar kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalla sare Jubbaland ay ku…
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gurbiye: October 21, Waa Maalinta uu Siyaad Barre Afduubay Masiirka Soomaaliya 52 sano ayaa ka soo wareegatay inqilaabkii aan dhiigga ku daadan ee October 21, 1969-kii, waa maalintii uu Barre afduubay masiirkii umadda Soomaaliyeed. Siyaad Barre iyo ciidamo ka amar qaata…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorashada Jubaland Oo Axmed Madoobe Ka Dalbaday Inuu Badalo mid kamid ah Musharixiinta Aqalka Sare Guddiga doorashada Jubbaland, ayaa Ka dalbay Madaxweynaha Jubbaland in uu soo buuxiyo mid ka mida kuraasta afarta ah ee aqalka sare oo qof ka mida musharixiinta uusan isdiiwaan gelin Maanta.…