1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga CNN: Diyaaradda Itoobiya Waxay Hub u Kala Gooshisay Adis iyo Asmara Si Tigrey Loogu Laayo Xilli Abiy Axmed uu wajahayo eedeymo xusuuq oo dhan ah Tigeyga ayaa warbaahinta afka dheer ee CNN waxaa ay baahisay in diyaaradda Itoobiya ay hub u kala gooshisay Adis Ababa,…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Malaga Yaabaa in Farmaajo Olole Siyaasadeed Ka Dhigto Guusha Soomaaliya ee Kiiska Badda? Bishan October 12-keeda waxaa la filayaa in maxkamadda Cadliga dunida ee ICJ ay ku dhawaaqdo natiijada muran badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, kadib 6 sano oo kiiska uu yaallay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo daahfuray “Istaraatijiyadda Isbeddelka Koboc iyo Dhaqaale ee Soomaaliya” Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo ah Gole La-talin kaasi oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ka taageera dejinta iyo fulinta siyaasadaha dhaqaale iyo bulsho ayaa daahfuray Istaraatijiyadda Koboc iyo Dhaqaale ee Soomaaliya isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Dadkii Laga Soo Raafay Laascaanood Midawga musharixiinta ayaa war ka soo saaray xaaladda dadka laga soo raafay magaalada Laascaanood ee Somaliland. Golaha ayaa sheegay in aad ah uga xunyihiin raafitaanka dadka ka soo jeed Koonfurta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Xerada Kaarayaasha Oo Burco Lagu Dilay Wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ayaa sheegaya in goordhaw magaalada lagu toogtay taliyihii xerada kaarayaasha Mursal Meygaag. Dilka taliyaha ayaa la sheegay in uu ka dambeyay mid ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga India Oo Bixineysa Magdhawga Dadkii U Dhintay Corona Virus Maxkamadda sare ee dalka India ayaa taagertay go’aanka dowladda dalkaasi ay magdhaw ku siineyso dadkii eheladooda ay u dhinteen safmareenka Covid-19. Go’aanka maxkamadda ayaa waxa uu daba jooga codsi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Xildhibaano Ay Ku Dhaawacmeen Oo Ka Dhacay Jowhar Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlad gobalkeedka Hirshabeelle ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada. Xildhibaanada qaraxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dil Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in saaka lagu dilay laba nin oo ka tirsan ciidamada dowladda. Ragga la dilay ayaa lagu kala magacaabi jiray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Shariif Oo Shirgudoomiyay Midawga Musharixiinta Midawga musharixiinta ayaa yeeshaay maanta oo talaado kulankoodii caadiga ahaa, waxa shirgudoomiyay madacweynihii hore ee Soomaaliya Shariif sheekh Axmed. Kulankan aya loiga arinsaday xaaladihii ugu Dambeeyay ee dalka iyo dooroshooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Muufo Loogu Dilay Muqdisho Ugu yaraan laba qof ayaa naftooda kuwaayay kadib is rasaasayn xalay ka dhalatay muran muufo-cunis ah oo ka dhacdey maqaayad ku taalla isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho. Maxamed Yuusuf Dabayare…