1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gabadhii Ugu Horeysay Soomaali Ah Oo U Tartameysa Ka Mid Noqoshada Baarlamaanka Jarmalka Doorashada Saaka ka socota dalka Jarmalka ayaa waxaa Musharixiinta tartamaya ka mid ah Nuha Sharif Ali, oo ah gabar Soomaali ah. Nuha ayaa ka sharaxan gobalka Hessen iyadoo u sharaxan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Baarlamaanka: Dadka Jarmalka Oo Saaka U Dareeray Goobaha Codbixinta Waxaa gudaha dalka Jarmalka ka socda olalihii ugu xoogganaa ee doorashada Baarlamaanka dalkaasi oo maanta oo Axad ah dalka bilaabmaya. Dadweynaha ayaa u dareeraya goobaha codbixinta, xilli musharixiinta ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Tababar Loo Furayo Ergada Soo Dooraneysa Senatorada Aqalka Sare Somaliland Waxaa saacadaha soo socda maanta magaalada Muqdisho tababar uga furmaya Ergooyinka dooranaya Senatarada Aqalka Sare ee dalka. Guddiga doorashooyinka Aqalka sare ee Somaliland ayaa maalmihi la soo dhaafay waday bixinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Xariga Kajartay Dekadda Hobyo Masuuliyiin ka tirsan dawlad goboleedka iyo kuwa Heer faderaal ah aya maanta xariga ka jaray Dakadda Kalluumaysiga magaalada Hobyo ee gobolka Mudug. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali daahir Ciid, wasirada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Aweys Aar “Xiriirka Kubadcag Yaraha Soomaaliya Waan Kaga Mahadcelinaynaa Dhiirigelinta Ay Noo Sameeyeen” Macallin Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) oo Muqdisho ka aas aasay kooxda Itaal Football Club ayaa u mahadceliyay madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadcag yaraha dhiirigelinta wanaagsan ay u sameeyeen da’yarat…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga Oo Kahadashay Qaraxii Maanta Ka dhacay Muqdisho. Wasaaradda amniga XFS ayaa war kasoo saartay weerar ismiidaamin ah oo barqadnimadii maanta ka dhacay bar koontarool oo ku taalla isgoyska ceelgaabta ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Amniga soomaaliya Cabdullahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqalka Sare: Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi oo Bilaabay Diiwaangelin. War goordhow ay soo saareen guddiga doorashada Aqalka sare ee gobollada waqooyi ayaa lagu sheegay in ay bilaabatay diiwangelinta musharaxiinta Aqalka sare. Qoraal kasoo baxay ayaa u qornaa Diiwaan gelinta…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Qarax Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax maanta ka dhacay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska ceelgaabta ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ka dhashay gaari laga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Dambiyada Caalamiga Oo Aqbashay Dacwad Ka Dhan Ah Dowladda Soomaaliya Urur ay ku mideysan yiiin Sharciyaaqanada Soomaaliyeed ee dalka dibadiisa ku nool kaas oo uu fadhigoodu yahay Melbourne ee dalka Australia, ayaa sheegay in mackamadda Dambiyada adduunka ee ICC ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Qarax Khasaare Geystay oo Goordhow ka Dhacay Waaberi Qarax xooggan ayaa la sheegayaa in goordhow uu ka dhacay agagaarka Ceel-gaabta ee degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid gaari loo adeegsaday ayaa ka dhacay xarun baaris…