6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso : Doorashada Abiy Uu Isla Galay Bilaw Illaa Dhaamad Muran badan ayaa illa iyo hadda sii hareynaya doorashooyinka Xisbiga Barwaaqo iyo hogaamiyahooda Abiy ay qabanayaan. Waxaa soo gaba gaboobaya ololaha doorashada, iyadoo dhamaan xisbiyada Mucaaradka ay isaga harayaan doorashada,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kindu: Dadkeennu Aad Ayeey U Gaajoonayaan Waxaa sii badanaya dadka ay soo wajaheyso caaladaha nolol xuma ee ku hoos jiro deeganada dagaalada ay ka socdaan ee gobalka Tigrayga. Sawiro laga soo qaaday Isbitaalka wayn ee magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubacag Yaraha Soomaaliya Oo Kulan Dhiirigelin Ah U Sameeyay Akadeemiyadda ITAAL Oo Muqdisho Ka Aas-aasay Weriye Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) Madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadcagyaraha ayaa kulan dhiirigelin ah u sameeyay akadeemiyada Itaal oo magaalada Muqdisho ka aas aasay agaasimha Goobjoog TV ahna macalllinka Akadeemiyada Itaal Aweys Xaaji Nuur (Aweys…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Ka Tirsan Dawladda Oo Qarax Lagula Eegtay Gobolka Shabeelaha Hoose Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta barqadii waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeeysa degmada Afgooye iyo degaanka Mareereey ee Gobolkaasi Shabeellaha Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay G.Shabeelada Hoose Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ka Dhacay inta udhaxeysa wadada Mareerey iyo Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax weyn oo si weyn looga maqlay inta udhaxeysa wadada afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Sheegtay Inuu Farmaajo Fashiliyay Wadahadalladii Laga Dhaxwaday Isaga iyo Rooble. Wada hadallo lagu dhaxdhaxaadinayay madaxweynaha waqtigu ka dhamaday ee Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble aya goor dambe oo xalay ah Fashil kuso dhamaaday. Wada hadalladan oo uu garwadeen ka ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daa’uud Shire Maxamed “Waa Muhiim Dhiirigelinta Shirkaddaha Ganacsiga Ee Horomarinta Xiriirka Kubadcag Yaraha” Xoghayaha guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadcag yaraha mudane Daa’uud Shire Maxamed oo ka hadlay xaflada ay magaalada Muqdisho ku qabsadeen kooxda Halgan ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Xabsi Ah Ku Ridday Ajaanib Ka Tirsaneyd Al-shabaab Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo khamiis ah ku dhawaaqday xukunka eedeysanayaal Ajaanib ah oo ka tirsan ururka Al-shabaab. Raggaan oo muddo dheer ka barbar dagaalamayay Al-shabaab Dereyn Antonio…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wadatashiga Qaranka Oo Warbixin Ka Dhageeystay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan dhanka fogaan aragga ah la qaatay madxweynayaasha dowlad gobaleedyada dalka. Rooble ayaa golaha wadatashiga qaranka kala hadlay xaaladihi u dambeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Iyo Madaxda Maamulada Oo Ka Arinsaday Doorashada. Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa caawa yeeshay kulan ku qabsoomay qadka Zoomka, iyadoo shirkan looga hadlay dardar gelinta doorashooyinka, sida…