1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Soomaaliya Shir deg deg ah oo ay golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ka yeesheen xaaladda Soomaaliya ayaa lagu baaqay siyaasiyiinta Soomaalida in ay xal ka gaaraan khilaafka dhexdooda ah. Kulankan ay yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal U Dhaxeeyo Beelo Walaalo Ah Oo Ka Dhacay Xanan-buure Wararka naga soo gaarayo deegaanka Xananbuurre ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu saaka markale ku dhexmaray deegaanka Laba beel oo walaal ah oo deegaanka Wada daga. Dagaalka ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Afcadey Oo Kusoo Baxay Doorashada Aqalka Sare Ee Hirshabeelle. Senetor Axmed Maxamed Afcadeey ayaa ku kusoo baxay Kursiga Senatarnimo ee Aqalka Sare ee hirshabelle, isagoo wareegga ugu dambeeya ka adkaaday Ex senetor Maxamed Amiin oo kursigan ohar ugu matalayay…
8 daqiiqo Sheeko:War Dastuurka iyo Madaxdeena Soomaaliya waa wadan leh sooyaal soojireen ah oo kusuntan in uu ku dhisanyahay shareecadda islaamka iyo qawaaniin aan diideeyn inuu yahay mid shareecadu ay aasaas u tahay sida uu qabo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqoonyahanno Aan Ka Wareysannay Saameynta Doorashada Ee Khilaafka Farmaajo iyo Rooble Doorashada baarlamaanka 11-aad ayaa waxaa ay socotaa in ka badan hal bil sidaasi ay tahay waxaa barbar socda is-qabqabsi iyo khilaaf u dhaxeeya laanta fulinta ee dowladda federaalka ah gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Yurub Oo Ku Baaqay In Xal Laga Gaaro Khilaafka Siyaasadeed Ee Soomaaliya Bayaan ka soo baxay Midawga Yurub ayaa loogu baaqay in hogaanka sare ee dalka ay wada hadalk ku dhameeyaan khilaafka sii xoogeysanaya ee muddooyinkii la soo dhaafay ka dhex taagnaa.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Keligii Shiraya!! Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa sida qurshuhu yahay waxaa maanta uu balamiyey shir uu isugu yeeray golaha ammaanka qaranka, kuwaas oo aan shirin saddex sano. Shirkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amnesty International Oo Eretria Ugu Baaqday In Ay Siideyso Wariyayaal 20- sano U Xiran Hay’adda u dooda xuquuda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dowladda Eretria in ay si deg deg ah oo bilaa shurud ah u sii deyso Wariyayaal iyo siyaasiyiin la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laba Kursi Oo Ka Tirsan Aqalka Sare Hirshabeelle Oo Maanta Jowhar Lagu Dooranayo Waxaa maanta maagalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle lagu wadaa in ay ka qabsoomto doorashada laba kursi oo qeyb ka ah doorashada kuraasta Aqalka sare. Doorashadaan oo soo bilaabmatay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Washington Oo Cuno-Qabatayn Kusoo Rogtay Saraakiil Ka Tirsan Itoobiya Iyo Ereteria Bayaankan oo uu soo saaray Madaxweynaha Maraykanka Joe biden, oo ku saabsan Xaalada Ethiopia, ayaa lagu yidhi sidan tan “Colaadda ka aloosan woqooyiga Itoobiya ayaa ah masiibo sababaysa dhibaato aad…