1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bush-kii Dullaanka Ku Qaaday Afghanistan Oo Ka Hadlay Qabsashada Taalibaan Ee Kabul Madaxweynihii hore ee Mareykanka George Bush ayaa sheegay in isaga iyo marwadii hore ee Laura Bush ay aad uga xun yihiin dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Afghanistan. “Aniga iyo Laura waxaan…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yaaka Dambeeyay Qorshihii Ay Taalibaan Ku Jabisay Gashaanbuurta NATO. Maalin kadib markii ay la wareegeen gacan ku haynta caasimadda kaabul,Taaliban ayaa waxa ay cutubyo gaar ah oo ka tirsan ciidamadeeda ku fidisay magaalada si ay amniga u sugaan una…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Xaaladda Doorashooyinka Golaha midawga musharixiinta ayaa goordhaw war ka soo saaray xaaladda doorashooyinka dalka. Midawga oo shir seddax maalin uga socday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo baahan yahay in doorashooyinka Golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saacid Maxamed Xuseen “Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Waxay Dhiirigelinaysaa Shaqooyinka Horomarineyd Ee Xiriirka Minifootboolka” Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadcag yaraha ayaa magaalada Muqdisho ka furay tartan u dhaxeeya 24-koox oo is reeb ree ah, waxaana ciyaartooydii kasoo baxda tartankan ay matalidoonoa Xulka Qaranka Minifootboolka Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo U Safray Masar Ra’iisul wasaaraha dalka iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw u amba baxay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar. Rooble ayaa casuumaad ka helay madaxweynaha dalka Masar, xilli halkaas uu kula…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda DF Iyo Dowlad Gobaleedyada Dalka Oo Markale Muqdisho Isugu Imaanayo Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan dhanka fogaan aragga ah la yeeshay madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Rooble ayaa madaxda dowlad gobaleedyada ayaa kawada hadlay xaaladihii ugu dambeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kabul oo ku dhacday Gacanta Taalibaan Ciidamada Taalibaan ayaa gudaha u galay madaxtooyada Afgaanistaan ee Kabul, taas oo soo afjartay dowladdii Asharf Gani. Taalibaan ayaa gashay caasimadda kadib markii ay saacado badan hareereeyeen, iyaga oo kasoo…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xogihii udambeeyay Maraykanka oo codsaday in loo ogolaado Daadguraynta muwaadiniintiisa ku sugan Kabul, iyo Daalibaan oo la Waaregaysa Caasimadda kadib mudo 20 sano ah. Geedi -socodka burburkii dowladnimo ee Afgaanistaan iyo dib uqabasahda Daalibaan ee dalkaasi ayaa ku dhow heer gaban gabo ah, iyadoo dagalaamyaasha islaamiyiintu soo gareen duleedka caasimadda Kabul. sida laga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdiweli Ibraahim Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada doorashada kursiga Seddaxaad ee doorashada Aqalka sare dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ku matalaya BJFS. Kuraasta maanta la dooranayo oo gaaraya illa seddax kursi ayaa kursiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Garyaqaan Cali Sheikh Gacal Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada doorashada kursiga labaad ee doorashada Aqalka sare dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ku matalaya BJFS. Kuraasta maanta la dooranayo oo gaaraya illa seddax kursi ayaa kursiga…