1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Dad Shacab Ah Ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Deegaan Hoostaga Gobalka Mudug Wararka naga soo gaarayo deegaanka Galdogob oo hoostaga gobalka Mudug ayaa sheegaya in kooxa hubeysan ay xalay dad shacab ah ku dileen deegaan lagu magacaabo Dhagxanya-cadde oo hoostaga Galdogob. Weerarkan…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akriso: 10-ka Waddan Ee Ugu Awoodda Badan Afrika Liiska tobanka ciidan ee ugu awooda badan qaarada afrika waxaa ku jira ciidamada lix dal oo carbeed, oo uu hogaaminayo ciidanka masar, kaas oo kaalinta koowaad galay, waxaa ku xigay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Goorta ay Bilaabaneyso Doorashada Aqalka Sare ee Jubbaland Waxaa maanta la filayaa in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu shaaciyo liiska musharaxiinta Aqalka sare ee Jubbaland. Wararka ayaa sheegaya in liiska la filayo aaney ka marnaan doonin inta badan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Tunisia oo xasaanadda ka xayuubiyay baarlamanka. Fiidnimadii Axada, Madaxweynaha Tunisia Qeys Saciid Ayaa soo saaray go’aan uu xilka uga qaadayo raiisul wasaare Hishaam Al-Mashishi. Mr saciid ayaana kadib kulan deg deg ah oo uu la yeeshay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Berri u Baxaya London Wararka ayaa sheegaya in ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble uu saacadaha soo socda kusiijeedo caasimadda Ingiriiska ee London. Wararka ayaa sheegaya inuu ka qeybgalayo shir looga hadlayo arrimaha waxbarashada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Kulmay Shir ka dhacay aaladda Zoom-ka ayaa waxaa yeeshay ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble iyo madaxda maamul goboleedyada, waxaana looga hadlay doorashada iyo ladagaalanka argigixisada. Warar ay Goobjoog News ka heshay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Guddi Hubiya Qoondada Haweenka Magacaabay Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacabay guddi hubiya qoondada haweenka ee 30% ah, si loo ilaaliyo xuquuqda haweenka ee doorashada. guddigan oo ka kooban 13 xubnood ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koonfur Galbeed: Waxaa La Dhisay Golaha Wakiilada ee Qaban-doona Doorashada Aqalka Sare Guddoomiyaha baarlamaanka ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Cali Saciid Faqi ayaa goordhow magaacaabay xubnaha xildhibaanada golaha wakiilada ee qaban-doona Doorashada Aqalka Sare ee BF. Koonfur galbeed ayaa noqonaya…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga TPLF : Waxaan Si Deg-Deg Ah Kula Wareegi Doonaa Jidka Isku Xira Itoobiya iyo Djibouti Waxaa saacadihi la soo dhaafay xoogeystay dagaalada ka socda dalka Itoobiya, iyadoo jabhadda TPLF ay sii waddo faariisimaha ay ka sameysaneyso gobalada deriska ah . Hogaanka sare ee ciidamada tirgrayga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo Deegaanka Shabeellow ee Gobalka Mudug Kale Wareegay Al-shabaab Wararka naga soo gaarayo deegaanada hoostaga gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ururka al-shabaab kala wareegeen deegaanka Shabeeloow oo hoostaga gobalka Mudug. Ciidamada dowladda ayaa sidoo kale la…