2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dib u Dhac Ku Yimid Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Waxaa fashil uu ku yimid qaar ka mid ah jadwalkii doorashooyinka dalka, xilli maanta ay ku beegan tahay maalinti loo asteeyay in ay bilaabato doorashada doorashada Aqalka sare ee dalka.…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laba Sano Kadib Qaraxii Xarunta Gobalka Banaadir, Akhriso Mas’uuliyiintii Ku Dhimatay Maanta oo kale laba sano ka hor 24 July 2019 qarax xooggan oo ka dhacay xarunta gobalka Banaadir ayaa waxaa ku dhintay mas’uuliyiin ka tirsanaa maamulka gobalka. Xarunta Gobalka Banaadir…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Fiqi:”Dumaashi dagaalka nala soo gal!” Wasiirka Amniga dowlad gobaleedka galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu kaga jawaabay hadal ka soo yeeray xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan baarlmaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg: Ciidama Kawada Tirsan Dowladda Oo Israsaseyn Ay Ku-dhexmartay Ex-control Afgooye Wararka naga soo gaarayo Ex-control Afgooye ayaa sheegaya in goordhaw ciidama kawada tirsan dowladda ay israsaaseyn ku-dhex martay halkaas. Ciidamada ayaa la sheegay in ay isku qabsadeen canshuur laga qaado…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaar Garowgii Ugu Dambeyay Ee Doorashada Aqalka Sare Oo Socota Waxaa guud ahaan dalka ka socda diyaar garowgii ugu dambeyay ee doorashooyinka dalka oo lagu wado in todobaadkaan ay ka bilawdaan dalka. Guddiyada doorashada dowlad gobaleedyada ayaa dhankooda wada qorshahii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweeyay Xilka Qaadistii Kulane Jiis Golaha midawga musharixiinta ayaa soo dhaweyay go’aankii ra’iisul wasaare Rooble xilka kaga qaaday saraakiil ka tirsan NISA, kuwaas oo lagu eedeyay in socdaal ka celiyeen guddoomiyihii hore ee garbaaharrey xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Ceyriyey Ninka 2-aad ee ugu Awoodda Badan NISA Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaw xilka ka qaaday xubna sar sare oo ka tirsan taliska Nabad sugidda ee NISA. Rooble ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Natiijada Imtixaanka Dowladda Oo La Shaaciyay Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka dugsiyada sare ee dalka. Natiijada ayaa lagu sheegay in 34908 arday ah oo sanadkaan imtixaanka u fadhiisatay Imtixaankana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- madaxweyne ka badbaaday isku day dil Xafiiska dacwad oogaha guud ee dalka Madagascar ayaa maanta oo khamiis ah shaaciyay in madaxweyne Andry Rajoelina uu ka badbaaday isku day dil iyadoo xabsiga la dhigay dhowr qof oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uhuru Kenyatta: Ma Dhiibeyno Hal Inji oo Dhulkeenna ah Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dalkiisa aanu bixin doonin, oo dal kale siin doonin hal Inji. Arrintan ayaa la sheegayaa inuu Uhuru Kenyatta ula dan lahaa muranka badda…