U bood dhigaalka

Natiijada Imtixaanka Dowladda Oo La Shaaciyay

Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka dugsiyada sare ee dalka.

Natiijada ayaa lagu sheegay in 34908 arday ah oo sanadkaan imtixaanka u fadhiisatay Imtixaankana ay hartay 14%, halka 86% ay Ku soo baxeen Imtixaanka .

Hoos Ka Akhriso Natiijada 10-Ardya ee Kaalmaha ugu Horeeyo Gashay