1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga In kabadan 2,000 Qof Oo Loo Xiray Rabshadaha Koonfur Afrika, Xilli Dadka Ku Dhintay Ay Sare U Kaceen Waxaa sii xogeytay rabshadaha dalka koonfur afrika, xilli laga soo warinayo dalkaas in banaanbaxyada ay ku sii fideen gobala badan. Madaxweynaha dalka koonfur afrika Cyril Ramaphosa ayaa dhankiisa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Axmed oo Albaabada isu Dhuftay Addis Standard Maamulka Abiy Axmed ayaa leysinka shaqada kala laabtay warbaahinta madaxabannaan ee Addis Standard, taasi oo keentay iney shaqada joojiyaan. Qoraal kasoo baxay Jakenn Publishing P.L.C ayaa lagu sheegay in maanulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Diyaar ayaa u Nahay Qabashada Doorashada Aqalka Sare 25-ka Bisha Maamul goboleedka Jubbaland ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ayaa sheega inuu diyaar u yahay qabashada doorashada aqalka sare waqtigeeda oo ah 25-ka bishan. Qoraal kasoo baxay maamulkooda doorashada dadban ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Ahmed: Waxaa Xirmay Albaabkii Nabadda Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in fariinta ay dawladiisu u dirtay dadka Tigray ay ahayd mid cad oo ahaa in laga fogaado qalalaaso iyo dirir. Abiy Axmed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wafdi Wasiirro ah oo Gedo u tagay Dib u Heshiisiinta Madoobe iyo Reer Gedo Waxaa arbacadii ka degay Garbahaarey wafdi ka kooban wasiirrada arrimaha gudaha ee dowlad goboleedyada Puntland, Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur galbeed kuwaas oo ra’isul wasaare Rooble u igmaday iney dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF iyo Dowladaha Xubnaha Ka ah oo Ka Heshiiyey Manhajka, Imtixaanaadka iyo Shahaadada Dowladda federaalka ah, wasaaradeeda waxbarashada iyo wasaaradaha dhiggeeda ah ee maamul goboleedyada ayaa yeeshay heshiisyay iney yeeshaan gole iskaashi iyo wadatashi, waxaa kale oo lagu heshiiyey mideynta qalfoofta manhajka, arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Xamsa Oo Ku Eedeyay Khadiijo Diiriye iyo Shaqaalaheeda Iney Jiif Ku Jiqayeen, Maxeyse Uga Jawaabtay? Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Saciid Xamsa, ayaa sheegay in xilligii lagu wareejinayay wasaaradda aysan laheyn xafiis ay ku shaqeyaan, sidoo kalana shaqaalaha wasaaradda…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fowsiyo Xaaji oo Ku Dhawaaqday Iney u Tartameyso Madaxweynnimo 2021-ka, Siyaasiyiin, Haween iyo Bulshada oo Taageeray Munaasibad weyn oo uu kasoo qeyb galay guddoomiyaha aqalka sare ee BF, xubno ka socday labada gole ee baarlamaanka federaalka, wasiirro, axsaab siyaasi ah, haweenka iyo qeybaha bulshada rayidka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Dhalinyaro Lagu Dilay Koonfur Afrika Dowladda Soomaaliya ayaa dhigeeda koonfur afrika u fariin ay ugu baaqeyso in la ilaaliyo bad qabka muwaadiniinta soomaaliyeed ee dalkaas ku sugan. Qoraalka ayaa ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Tigrayga Oo La Wareegay Magaalooyin Cusub Ciidamada difaaca Tigrayga ayaa kolanyo ciidamo ah u daabulay xadka gobalka Tigrayga uu la wadaago dhiggiisa Amhara. TDF ayaa sheegtay in ay talaabadaan kaga jawaabeyso ciidamada Amxaarada ee ku sugan…