Dowladda federaalka ah, wasaaradeeda waxbarashada iyo wasaaradaha dhiggeeda ah ee maamul goboleedyada ayaa yeeshay heshiisyay iney yeeshaan gole iskaashi iyo wadatashi, waxaa kale oo lagu heshiiyey mideynta qalfoofta manhajka, arrimaha dejinta imtixaanaadka iyo weliba bixinta shahoodooyinka.
