1 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Rooble oo Kulamo Ka Wada Kismaayo, Kana Qeyb galay Shirka Wasiirada ee Jubbaland Xilli RW Rooble uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa waxa uu kulmo siyaasadeed la qaatay siyaasiyiin ka soo jeedda Gobalka Gedo isagoona kala hadlay arrin la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Oo Booqday Garoonka Stadium Muqdisho Wasiirka Ciyaaraha Iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse iyo la taliyaha dhinaca isboortiga Madaxweyne Farmaajo Prof.Maxamed Xuseen Haadi ayaa kormeer ku tagay garoomada kala duman ee tuulada ciyaaraha Stadium…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg: Madaxweynihii Dalka Haiti Oo Goordhaw La Dilay Wararka naga soo gaaraya dalka Haiti ayaa sheegaya in goordhaw la dilay Madaxweynihii dalkaas Jovenel Moïse, . Moïse ayaa la dilay xilli uu ku sugnaa hoygiisa, waxaana la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble Oo Gaaray Kismaayo si uu u dardargaliyo hannaanka Doorashada iyo dib u Heshiisiinta Jubbaland. Ra’iisulwasaaraha xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu Hoggaamiyo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Ujeedka Rooble ee magaalada Kismaayo ayaa la xiriirta sidii dib u heshiis…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Nabad sugidda iyo kuwa Asluubta oo ku dagaalamay degmada Doolow Ciidanka Asluunta Dowladda Federaalka iyo kuwa NISA ayaa maanta dagaal ku dhaxmaray degmada Dolow ee Gobolka Gedo. Dagaaalkan waxaa ku dhaawacay Taliyaha Nabad sugidda degmada Doolow Xasan Cidad waxa sidoo…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sidee Madaxweyneyaasha Xasan iyo Farmaajo ay ugu Kala Adkaadeen 5-ta Bil Ee Kaddib Muddo Xileedkooda Dastuuriga? Maanta waxaa ku eg 4 bil iyo 29 maalin oo ah inta ayaamood ee ay madaxweyneyaasha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo ugu darsantay 4-tooda sano oo dastuuriga ahayd…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoonka Doorashada Puntland Ee SEIT Oo La Doortay Waxaa goordhaw la doortay guddoonka guddiga doorashada dowlad gobaleedka Puntland iyo ku-xigeenkiisa. C/kariin Muuse Maxamed ayaa loo doortay guddoonka guddiga doorashada halka ku-xigeenka guddiga guddoonka doorashada loo doortay Caynaanshe yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deeganno Ka Tirsan Gobalka Mudug Wararka nagaa soo gaarayo magaalada Bacaadweyne ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda qeybta 21-aad iyo ciidamada daraawiishta dowlad gobaleedka Galmudug kala wareegen ururka Al-shabaab oo muddo ku sugna…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga TPLF Oo Bilaawday Abaabulka Dagaal Ka Dhan Ah Amxaarada, Diyaar Garowga Abiy Ciidamada difaaca Tigrayga ayaa bilaabay abaabulka dagaal cusub oo ay ku qaadayaan gobalka Amxaarada ee dalka Itoobiya . TPLF ayaa bilaawday diiwaan gelinta dadka doonaya in ay ku soo biiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boorame: Askari Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Dil U Geystay Wiil Dhaalinyaro Ah Wararka naga soo gaarayo magaalada Boorame ee gobalka Awdal ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Somaliland uu dil u geystay wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa ardayda wax…