1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Looga Dabaal Dagayo Xuska Sanadguuradii 245-aad Ee Ka Soo Wareegatay Xornimada Mareykanka Waxaa maanta dalka mareykanka looga dabaal dagaya xuska markii uu Mareykanka xornimada ka qaatay dalka Ingiriiska, oo hadda laga joogo 245 sano. Mareykanka ayaa ka xoroobay gumeeystihii Ingiriiska Afartii july…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isreal Oo Markale Weerartay Marinka Qaza Ciidamada Isreal ayaa markale weerar ku qaaday marinka Qaza, halkaas oo ay diyaaradaha yahuudda ka fuliyeen duqeymo. xukuumadda Tel Aviv ayaa sheegtay in ay tira gantaalla ah ay ku dhufatay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga General Xuud iyo Ciidamada DG Hirshabeelle Oo Ku Dagaalamay Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka hiiraan ayaa sheegaya in saaka uu halkaas ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidamada dowlad gobaleedka Hirshabeelle iyo Gen Xuud . Dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Tigray: Jabhadda Oo Maxaabiis Soo Bandhigtay, Dr. Debretsion Gebremichael Oo Muddo Kadib Caasimadda Ku Soo Noqday Xaaladda gobalka Tigrayga ayaa sii xuumatay saacadihi la soo dhaafay kadib markii ay qaramada midpoobay sheegtay in colaadda ay ku barakaceen dad aad u badan halka in kabadan 400,000 qof…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga General Subxaanyo Oo Muqdisho Ku Geeriyooday Allaah U Naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Soomaaliya Gen Cabdulqadir Cali Diiriye (Subxaanyo) . Subxaanyo ayaa muddooyinkii u dambeyay ku xanuun sanayay magaalada Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammanka Oo Digniin Ka Soo Saaray Dagaalka Itoobiya Golaha ammaanka qaramada midoobay oo kulan gaar ah ka yeeshay xaaladda gobalka Tigray ayaa markale ka digay in ay sii kordhan tacadiyada iyo gabood fallada aan loo meel dayin ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Dhigan Tahay Lacagta Kala-u-bar Laga Dhaafay Haweenka Doonaya Xildhibaannimada? Haweenka Soomaaliyeed ee ka qeyb galaya doorashada sanadkan 2021-ka ayaa qiimo dhimis loo sameeyey xagga isdiiwaangelinta iyada oo laga dhaafay kala-u-bar. Golaha wadatashiga qaran ayaa isku raacay in haweenka laga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Oo Xaaladda Ku Adkaatay iyo Qadiyadda Tigrayga Oo Tagtay New York Waxaa dhamaan saasaan colaadeed laga dareemaya gobalada dalka Itoobiya, Jabhadda TPLF ayaa dhankeeda waddo dhaqdhaqaaqyo ay ku dooneyso in ay magaalooyin cusub kala wareegto ciidamada Itoobiya. Guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga In kabadan 130 Qof oo Kuleyl Ugu Dhimatay Dalka Canada Dad fara badan ayaa gudaha dalka Canada maalmihi la soo dhaafay ugu geeriyooday kuleyl daran oo dalkaas ka jira, dadka ayaana ah kuwa u badan dad da’ ah . Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga TPLF Oo La Wareegtay Gacan Ku Haynta Magaalooyin Cusub Jabhadda TPLF ayaa markale la wareegtay magaalooyin ka tirsan gobalka Tigrayga ee dalka Itooobiya, xilli ay gobalka ka wadaan dhaqdhaqaayo ciidan. Xoogagga difaaca ciidamada Tigrayga ee TDF ayaa la wareegay…