1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin: Khasaaraha Ka Dhashay Xerada Dhego-badan Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo ka dhacay xerada dhega-badan ee magaalada Muqdisho. Inkabadan 10 qof ayaa la sheegay in ay ku dhinten qaraxa halka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Xerada “Dhega-badan” Qarax khasaare geystay ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay xerada Gen. Dhega-badan ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo uu geystay qof ismiidaamiyey, ayaan laga heyn faahfaahin badan, balse waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo xerada tababarka ciidamada Dhaga-badan Ex xero nac nac ayaa sheegaya in goor dhaweyd uu ka dhacay qarax khasaaro geystay. Qof isku soo xiray waxyabaaha qarxa ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Abshir “Madaxweynaha Mudda Xileedkiisu Dhamaaday Isagaa Ilmahaas Gacanta U Geliyay Magafaha Geeska Afrika” Abshir Axmed Maxamed guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee aqalka sare ayaa sheegay in mas’uuliyadda ciidamadii loo qaaday Eritrea ay dusha ka fuuleyso madaxweynaha Mudda xileedkiisu dhaamada Maxamed Cabdullahi Farmaao. Senator Abshir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya Oo Dib U Fureysa Safaaradeedii Muqdisho Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dib u fureyso safaaradeedii ay ku laheyday Muqdisho, iyadoo safiirkii Soomaaliya ee Nairobi ka codsatay in uu dib ugu soolaabto shaqadooda. Qoraal ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xaaji Aadan “Bulshada Soomaaliyeed Waan In Ay Taageeraan Xulka Qaranka Minifootboolka”. Guddoomiyaha xiriirka kubad Cag yaraha Soomaaliya Mudane Xaaji Aadan Cabdulle oo la hadlay Goobjoog ayaa ka warbixiyay safar ay dhawaan ku tageeen Dalka Nigeria,isagoo sheegay .in ay muhiim tahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykan oo Walaac Ka Muujiyey Doorashada Itoobiya, Akhriso sababta Dalka Mareykanka ayaa walaac culus ka muujiyey doorashada ka dhaceysa Itoobiya 21-ka bishan iyaga oo ugu baaqay siyaasiyiinta iyo kooxaha kala duwan in laga waantoobo colaadda iyo qalalaasaha ka jira…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mooge Oo Loo Badinayo In Uu Noqdo Maayarka Hargeysa Maayarkii hore ee magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ayaa sheegay in uu musharax Cabdikarin Axmed Mooge uga tanaasulay xilka maayarnimada magaalad Hargeysa . Saltelco ayaa sheegay in kadib soo jeedin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dab Khasaaro Geystay Oo Ka Kacay Suuqa Weyn ee Magaalada Boosaaso Wararka naga soo gaarayo magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in xalay xilli dambe uu dab xoogan ka kacay suuqa weyn ee magaalada. Ciidamada dab damiska iyo shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Naftali Bennett Oo Loo Doortay Ra’iisul Wasaaraha Cusub Ee Isreal Ra’iisul wasaaraha Isreal Benjamin Netanyahu ayaa cod aqlabiyad leh lagaga adkaday kaday kadib 12 sano oo uu maamulayay xukuumadda Tel Aviv. Naftali Bennett ayaa loo dhaariyay ra’iisul wasaaraha cusub ee…