1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shirka 9-aad ee Wasaaradaha Awqaafta iyo Diinta Wadamada Jaamacadda Carabta oo Sucuudiga Kusoo Gabagaboobay Shirkii 9-aad ee wasaaradaha diinta dalalka islaamka ayaa lagu soo gaba-gebeeyey magaalada Maka ee dhulka barakaysan ee Sacuudiga, ayadoo laga soo saaray qodobo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen xoojinta iskaashiga.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kooxo Hubeysan oo Laba Wiil oo Walaalo ah Ku Dishay Galgaduud Maleeshiyo Beeleed hubeysan ayaa beegsaday Allaha Unaxariistee Cabdinasir Ahmed Arab iyo Abdikarin Ahmed Arab oo walaalo ah kana soo jeeday Cadaado, weerarkaan ayaa ka dhacay deegaanka Oodan oo dhaca.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Ururka Xamaas oo Ku Dhawaaqay Hoggaamiyaha Siyaasadda ee Badalaya Ismaaciil Haniyah Dhaqdhaqaaqa iska caabinta reer ee Xamaas ayaa ku dhawaaqay in taliye Yahya Sinwar loo doortay madaxa xafiiska siyaasadda ee ururkaas, isagoo bedelaya shahiid Ismaaciil Haniyeh Allaah ha u naxariistee, oo Arbacadii.
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA GolahaWasiirada oo Ansixiyay Safiiro Sidoo Kalena Bishaan Ugu Deeqay Mushaarkoodii Dadkii ay Waxyeelada Kasoo Gaartay Qaraxii Liido. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg ah oo looga hadlayey qaraxii ka dhacay xeebta.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nin Heysta Abaalmarinta Nobel Peace oo Noqday Hggaamiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee Dalka Bangladesh Ninka heysta Abaalmarinta Nobel Muxammad Yunus ayaa madax ka noqon doonta dawladda ku meel gaadhka ah ee dalka Bangladesh, kadib bannaanbaxyo maalmo socday oo sababay in ra’iisulwasarae Xasiina ay iscasisho.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Gaaray Sucuudiga Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jidah ee dalka Sucuudiga, ahna xarunta ku meel gaarka ah.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Nabad Sugidda oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ka Tirsan Shabaab oo Miino Duugayay Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa howlgal ay magaalada Muqdisho ka fuliyeen ku soo qabtay afar xubnood oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab, kuwaas oo la sheegay inay miinooyin aasayeen kolkii gacanta.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka ShirkaWasaaradaha Maaliyadda Heer Federaka iyo Heer Dowlad Gobleed oo Ka Furmay Muqdisho Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay kulankii 22-aad ee shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar Lagu Qaaday Saldhig Milatariga Mareykanku Ku Leeyahay Dalka Ciraaq Ugu yaraan shan askari oo Maraykan ah ayaa lagu dhaawacay weerar lagu qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla Ciraaq, sida ay sheegeen saraakiil Maraykan ah, iyadoo ay sii kordhayso xiisadda ka dhalatay dilkii todobaadkii hore.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Booliiska Gobolka Mudug oo Gacanta Ku Dhigay Xubin Ka Tirsan Al-shabaab Ciidanka Booliiska Maamulka Galmudug ee ka howlgala deegaanka mareergur ee Gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo uu muddo dheer xubin ka ahaa.