1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yaa Soo Gudbiyey 67 Xubin ee Ka Tirsanaa Guddiyada Doorashada ee Lagu Muransanaa Ergada uu Rooble u saaray xalinta guddiyadii lagu muransanaa waxaa soo gaaray 67 xubin oo lagu eedeeyey (1). Iney yihiin ciidamo (2). Iney ka tirsan yihiin shaqaalaha dowladda (3). Iney…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Arrin Ugub Ah: Gabar Meydkeeda Laga Helay Gurigooda Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhacdo naxdin leh oo maanta ka dhacday xaafad ka tirsan degamada dharkiinley, kadib markii gabar yar oo muddo la baadi goobayay laga helay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni oo Iska Diiwaan geliyay Doorashooyinka Golaha Deeganka Puntland Guddoomiyaha urur siyaasadeedka KAAH ahna Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland ayaa maanta ka qeyb galay olalaha diiwaan gelinta doorashooyinka golaha deegaanka Qardho . Saciid Cabdullahi Deni ayaa ka codeynaya deegaanka Qardho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland: Codeynta Oo Dhamaatay iyo Natiijada Oo Goordhaw La Filayo In Lagu Dhawaaqo Waxaa lagu wadaa in sacadaha soo socdo la soo gab gabeyo tirinta codadka musharixiinta golayaasha wakiilada iyo deegaanka ee Somaliland. Doorashada golaha wakiilada iyo midka deegaanka oo shalay ka qabsoomtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Wasaaradaha Amray In Aan Isbadal La Sameyn Xilliga Kala Guurka Ra’iisul wasaare Rooble oo qoraal soo saaray goordhaw ayaa faray golahiisa wasiirada in aanay soo saari karin go’aanno cusub oo aan fasax looga heysan xafiiskiisa . Rooble ayaa go’aankaan gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Feysal Cali Waraabe ” Wadahadaladii Somaliland waan joojineynaa” Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo maanta ka qeyb galay doorashooyinka isku sidkan ee Somaliland ayaa sheegay in ay somaliland wadahadaladii ay kula jirtay soomaaliya ay joojineyso . Feysal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Dil U Geystay Qof Shacab iyo Banaanbax Ka Dhashay Oo Ka Socda Jowhar Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in goordhaw askari ka tirsan ciidamada dowladda uu dil halkaas ugu geystay qof shacab ah . Askariga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kadib Codbixintooda, Madaxweyne Biixi iyo Guddoomiye Cirro oo Ka Hadlay Ahmiyadda Doorashada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga WADANI ayaa saaka ka qeyb galay doorashooyinka isku sidkan ee golaha deegaanka iyo baarlamaanka . Muuse Biixi oo warbaahinta la hadlay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland: Dadweynaha Oo Goobaha Codbixinta U Dareeray Saaka In kabadan halmilyan oo qof ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta Somaliland, xilli ay maanta bilaabatay dorashooyinka golaha deegaanka iyo golaha wakiillada. Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in dadka ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble oo Bilaabay Fulinta Heshiiska, Magacaabana Ergo Soo Saarta Guddigii Muranka Dhaliyey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa guuddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka . Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil…