1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya: Banaanbax Mareykanka Looga Soo Horjeedo Oo Ka Socda Caasimadda iyo Magaalooyin Kale Waxaa magaalooyinka Dhagaxbuur iyo iyo Addis Ababa ka socda bananbaxyo balaaran oo looga soo horjeedo mareykanka iyo rer galbeedka. Banaanbaxyadan oo ay dhigayaan dadweynaha ku nool deegana hoostaga DDS iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeyay Doorashooyinka Somaliland Oo Berri Bilaabanaya Waxaa deeganada Somaliland 24 saac kadib ka bilaabmaya doorashooyinka golaha wakiilada Somaliland oo mudda dheer kadib ka dhacaya deeganada maamulkaas. In ka badan hal milyan oo qof ayaa lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirkii arimaha gudaha ee Galmudug oo shaqada laga ceyriyey kadib lagu eedeeyey shaqo gudasho la’aan. Waayeel ayaa laga diray shaqada kadib markii uu si iskiis ah u dhisay golaha deegaanka Balanballe taas oo ay ka hor yimaadeen Madaxweyne Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Hoos Ka Akhriso…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Ka Digay Wadashaqeyn La’aan Ka Dhalata Heshiiskii Doorashada Dowladda mareykanka ayaa soo dhaweysay heshiiskii doorashada ee ay dowladda federaalka iyo maamul gobaleedyada saxiixeen 27 May, iyadoo ku baaqday in ay u dhacdo doorashada baarlamaanka iyo madaxweynaha si hufan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Haweeney Diidan Siyaasadaha Qatar oo Labo Habeen Bariday Albaabka Safaaradda Dooxa ee Muqdisho Haweeney horay musharax ugu aheyd mid ka mid ah madaxtinnimada dowlad goboleedyada ayaa labadii habeen ee lasoo dhaafay waxaa ay ku bariday albaabka safaaradda Qatar ee caasimadda Muqdisho iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dalka Mali Oo Madaxweyne Loo Doortay iyo Afgambi Laga Cabsi Qabo Maxkamadda dalka Mali ayaa Colonel Assimi Goita, u dhaarisay xilka madaxweeynaha dalka kadib markii xabsiga loo taxaabay todobaadkii hore ee madaxweyne Bah Ndaw, Ra’iisul wasaare Moctar Ouane iyo wasiirkii difaaca…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga In Kabadan 40-kun Arday Oo Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare U Fariisatay Saaka, Akhriso Deeganada Ay Ku Kala Sugan Yihiin Waxaa maanta guud ahaan gobalada dalka ka bilaabmaya imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee, kaas oo ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka . Imtixaanka oo ka kala dhacaya deeganada gobalada Soomaaliya…
5 daqiiqo Sheeko:War Caqabadaha ku Xeeran Hirgalinta Heshiiska 27 May 2021 Waxaa Muqdisho lagu saxiixay heshiis lagu dhameeyay khilaafkii ka dhashay fulinta heshiiskii 17 September 2020, si loo saxiixo heshiiskaan waxaa lagu balamay shir ay ahayd in uu furmo 8:00 subaxnimo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo ka Heshiyey Somaliland, Gedo iyo Guddiyada Doorashada Waxaa goor dhaw magaalada muqdisho lagu soo gaba gabeyay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo muqdisho muddo todobaad ah uga socday madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Madaxda ayaa soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Tagay Xafladda Afisyooni isaga oo aan Qanacsaneyn Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa maanta tagay xafladda Afisyooni ee lagu saxiixayo heshiiska doorashada isaga oo ku qanacsaneyn waxa socda. Inuu yimaado guddoomiye Xaashi waxaa kasoo shaqeeyey oo gurigiisa…