1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyihii Garasbaaleey iyo Ilaaladiisa Oo Qarax Lagu Dilay Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaleey, C/raxmaan Axmad Cali Garyare iyo 2 ka mida Illaaladiisa ayaa lagu dilay Qarax Miino, xilli ay Masjid Deegaankaasi ku yaala ka soo baxeen Salaadii Jimce. Kooxaha Argagixisadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Rooble iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Qaatay Casho Kalsooni Abuur ah waxaa xalay illaa Saaka magaalada Muqdisho ka socda kulan duceedyo horu-dhac u ah shirka wadatashiga Arrimaha doorashooyinka dalla. Ra’iisul wasaaraha dalla Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulama la qaatay Madaxweynayaasha dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga John Mahama, Ergeyga Dhexdhexaadinta oo Iska Diiday Soomaaliya Madaxweynihii hore ee dalka Ghana John Mahama ayaa iska diiday xilkii dhawaan midawga Afrika ugu soo magacabay Soomaaliya. Mahama ayaa uga mahad celiyay Guddoomiyaha midawga Afrika Musa Faki Mohamed xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirkii Doorashada Oo Dib Ugu Dhacay Todobaadka Soo Socda Shirkii arrimaha doorashada ee lagu waday in uu maanta oo khamiis ah ka furmo Muqdisho, ayaa u dhacay sabtida kadib markii aanay wada imaanin madaxda maamul gobaleedyada . Illa iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Ku xigeenkii Puntland oo Geeriyoodey Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland Cabdi Samad Cali Shire ayaa waxaa uu xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Cali Shire oo waxaa uu horay usoo noqday madaxweyne ku xigeenka Puntland wixii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lafta-gareen Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdicasis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Lafta-gareen ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyoon ka tirsan dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland Oo Ku Dhawaaqay Golahiisa Wasiirada Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ku dhawaaqay golahiisa cusub ee Wasiirada. Xukuumadda madaxweeynaha ayaa waxaa ka soo muuqday wasiiro cusub iyo kuwa horay uga tirsanaa xukuumadiisa.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoor Qoor Oo Muqdisho Soo Gaaray, Akhriso Jadwalka Imaanshaha Madaxda Kale Waxaa goordhaw magaalada muqdisho soo gaaray madaxweeynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor . Qoor Qoor ayaa magaalada Muqdisho kaga qeyb galaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka oo…