1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afisyooni: Shirka Doorashooyinka Oo Maalintii Labaad Socda Waxaa maalintii labaad teedha ku taalla Xarunta tababarka Ciidamada Cirka Soomaaliyeed shir uga soconaya madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka. Shirkan oo ay madaxda Shanyta dowlad gobaleed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Seddaxda Geed Oo Dad Ay Ku Dhinteen Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaaro geystay oo caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa dhacay kadib markii qof Iska soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal U dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo Ururka Al-shabaab ku dhex maray deegaano hoostaga gobalka Galgaduud . Dagaalkan ayaa goordhaw ka qarxay deegaanka Sinadhaqo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afisyooni : Shika Doorashooyinka Oo Furmay Waxaa goordhaw xerada Tababarka Ciidamada Cirka Soomaaliya ee Afisiyooni ka furmay shirka wadatashiga dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka . Shirka ayaa waxaa soo xaadiray dhamaan Madaxda Dowlad gobaleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Sababay In Albaabada Loo Xiro Xarunta Congress-ka Oo Ka Dhacay Washiton Dhismaha Capitol-ka ee Mareykanka ayaa la xiray kadib markii gaari la jiirsiiyay labo sarkaal oo ka tirsan Booliska Mareykanka, sida laga soo xigtay Mas’uuliyiin u hadashay Ilaalada Xarunta. Booliska ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo iyo Puntland oo Isku Qabtay Shir Labaduba Marti Ku Yihiin Beesha caalamka ayaa madaxda Soomaalida waxay sabtida ku balamisay shir ka dhici doona Afisyooni, waa markii ugu horeysay ay fool-ka-fool isku arki doonaan Farmaajo, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka Madaxweynaha Mareykanka Biden ayaa hal sano saxiixay, isla markaana hal sano ku kordhiyey cunaqabateya dhaqaale ee horay Soomaaliya u saareen Obama iyo Trump. Biden oo arrinkan ka hadlay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso : Ishor Istaag Lagu Sameeyay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ee laga joojiyay in ay soo xaadiraan kulamada Golaha ayaa sheegay in ciidamada ka tirsan dowladda ay u diidan yihiin in ay maraan Wadooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sharciyaqaan: Mursal Awood Uma Laha Inuu Xildhibaanno Ka Joojiyo Kullamada Golaha Shacabka Guddoomiyahii Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaday ayaa 27/03/2021 soo saaray go’aanka summadiisu tahay GSH 362/B-12/21, go’aankaas oo ujeeddadiisu ahayd ka joojin ka qaybgal fadhi, Nuxurkiisuna ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaannada Kahor Yimid Muddo Kordhinta oo Tagaya Xilli Mursal Diiddan yahay Qaar ka mid xildhibaanadii baarlamaanka Gudoomiyaha Baarlamaanka uu ka mamnuucay in aysan soo xaadirin Fadhiyada Baarlamaanka ayaa sheegay in ay tagayaan Kulanka maanta . Xildhibaan Mahad Maxmed Salaad oo ka…