1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Shir Muqdisho Uga Socda Madaxda Dowlad Gobaleedyada Dalka Waxaa goordhaw shir uga furmay magaalada Muqdisho madaxda dowladda gobaleedyada dalka, kaas oo looga arinsanayo khilaafadka ku hor gudban arrimaha doorashooyinka dalka. Madaxweeynayaasha Puntland , Jubbaland , Galmudug , Hirshabeelle…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mahad Salaad : Maleeshiyaadka Ilaalada Shacabka ee Fahad Yaasiin Hoostaga Ayaa Saakay Xarunta Golaha Shacabka la Soo Dhoobay Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya aya sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa kuwa NISA saakay la keenay Xarunta Golaha Shacabka oo maanta kulan uga furmayay Xildhibaanada Waqtigooda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mahad Salaad: Golaha Shacabka Waqtigiisu Waa Dhammaaday, Habraacana Waa Mid Qaldan Xildhibaan ka tirsanaa golihii shacabka ee baarlamaankii 10-aad Mahad Salaad ayaa sheegay in hey’adda sharci dejinta uu waqtigeedu dhammaaday isla markaana aan loo baahneyn in xilligan la kulmo. Mahad Salaad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga UK : Ma Taageri Doonno Hanaan Doorasho Oo Hal Dhinac Ah Dowladda Ingiriiska oo warka soo saartay xaaladda Siyaasadda dalka, ayaa sheegtay in aysan taageri doonin Hanaan walba oo doorasho Hal dhinac. Qoraal ka soo baxay Dowladda UK ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mursal oo Golihii Shacabka ee Baarlamaankii 10-aad Balansaday iyo Shaki Laga Qabo Ajendeyaal Daahsoon Golaha shacabka oo waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta loo balamiyey kulan looga hadlayo arrimaha Covid 19. Qoraal ay guddoonka xalay u direen xildhibaannadii hore waxaa ku qornaa ”Berri oo Sabti ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga IMF Oo Lacag Ugu Deeqday Soomaaliya Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixisay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siinayo si loogu taageero cafinta deymaha Soomaaliya lagu leeyahay. Lacagtan oo gaaraysa $0.97 milyan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha IFFHS oo soo saartay kooxda ugu wanaagsan kubadda cagta qarniga 21-aad Barcelona ayaa loo doortay kooxda ugu wanaagsan kubadda cagta dunida qarnigan 21-aad. Sidoo kale hay’adda International Federation of Football, History and Statistics(IFFHS) oo ka faaloota taariikhaha iyo xogaha kubadda cagta…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “60,000 oo euro ayaa la ii soo bandhigay si aan ula seexdo muuqaalna ka duubo xiddiga…” – Gabar Model ah Gabadha Model-ka ah ee lagu magacaabo Natalija Scekic ayaa sheegtay in shaqi doonaya in sumcadda laga dilo xiddiga ugu wanaagsan ciyaarta Tennis-ka ee Novak Djokovic uusoo bandhigay lacag aad u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Alexandre Lacazette oo ka mid ah shan ciyaaryahan oo ay fasixi karto Kooxda Arsenal Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa fasixi karta shan ciyaaryahan oo waa weyn, waxaana ka mid ah xiddigahaas weeraryahankeeda Alexandre Lacazette. Arsenal ayaa dadaal ugu jirta inay iska fasaxdo shan xiddig…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daafaca Chelsea ee Thiago Silva oo diyaar u ah inuu sii joogo garoonka Stamford Bridge Daafaca dhexe ee Thiago Silva ayaa la soo warinayaa inuu diyaar u yahay inuu sii joogo kooxdiisa Chelsea ee ka dhisan Galbeedka Magaalada London. Sida lagu daabacay Wargeyska The Sun,…