1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoobiyeyaal Lagu Tuuray Xalane iyo Qoys Soomaali ah oo Dad uga Dhinteen Ugu yaraan labo qof ayaa la sheegayaa iney ku dhinteen hoobiyeyaal saaka lagu garaacay xerada Xalane iyo aagga garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde. Mid ka mid ah hoobiyeyaasha oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Yurub: Cafiska Janan Waxay Waxyeello Ku Tahay Dhibbanayaasha Janan Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa cafiska madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee la xiriira Cabdirashiid Janan waxaa uu ku tilmaamay ‘guulo muddo kooban’ Safiirka midowga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amnesty: Hadda Waxa Uu Ku Jira Gacanta Dowladda Waa In La Hubiyaa Dhammaan Xadgudubyada La Sheegay Inuu Ka Gaystay Gedo Hay’adda u doodda Xuquuqul Insaanka ee Amnesty International ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbatay in ay baaritaan ku sameyso Cabdirashiid Janan oo ay Hay’adda horay ugu eedeysay in uu gabood falo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dubbe oo Farriimaha Beesha Caalamka ku Tilmaamay Mid aan La Aqbali Kareyn Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in aysan sal iyo raad laheyn eedaha iyo Hanjabaadaha ka soo baxaya beesha caalamka . Saaxibada taagera Soomaaliya ayaa 48-saac ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM : Ma Taageeri doonno Hannaan Doorasho Oo Hal Dhinac ah Xafiiska QM ee Muqdisho ayaa Goordhaw war ka soo saarat wadahadalada Arrimaha Doorashooyinka dalka ee ka socda Afisiyooni. Qoraal ka soo baxay Xafiiska qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobey oo Ku Celisay In aaney Aqbaleyn Waqti Kordhin, Doorashooyin Hal Dhinac ama Isbarbar socda Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa goordhow soo saaray qoraal uu uga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya. Qoraalka waxaa lagu sheegay in dhammaan madaxda Soomaalida ay joogaan Muqdisho, lana joogo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare” Guddoomiyihii hore Uradarda Bulshada Rayidka Diini Maxamed Diini oo Magaalada Muqdisho kaga qeybgalay Dood ku saabsan -ka qeyb galka Dhallinyarada ee doorashada dadban ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Dhadhaab iyo Kaakuma Waxaa Loo Xerayaa Kama Dambeys, Mana Jiro Wada Hadal Dambe! Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ayaa goordhow waxaa ay sheegtay in si kama dambeys ah u xiri-doonto xeryada qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kaakuma. Wasiirka arrimaha gudaha Dr. Fred Okengo Matiang’i ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xasan Axmed Shire “Magaalada Cadaado Waxaan Ka Rabnaa In Aan Ka Heno Ciyaartooy Tayo Wanaagsan Oo matasha Galmudug” Kooxda Haraale oo ka mid ah kooxaha ka dhisan Magaalada Cadaado ee Maamulka Galmudug ayaa ku guulaystay horyaalka loo qabtay kooxaha ka dhisan Magaalada Cadaado,waxayna xidigaha Haraale ku qaadeen,iyagoo aan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ma lala Heshiiin Karaa Dambiile ay Booliisku iyo Cadaaladda Ku Raadjoogaan?! Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya inuu dowladda la heshiiyey Cabdirashiid Janan, oo ahaa wasiir ka tirsanaa Jubbaland balse buugaagta dowladda federaalka ka ahaa baxsad ay ku raadjoogaan booliiska iyo…