1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Weriye Goobjoog Ka Tirsan oo ay Dhaawaceen Askarta Dowladda Federaalka Sharma’arke Cabdinuur Weheliye oo ahaa Cameraman ka tirsan warbaahinta Goobjoog ayaa ayaa waxaa xalay fiidkii dhaawac u geystay askar ku sugneyd isgoyska Siinaay ee waqooyiga Muqdisho. Sharma’rke oo xabad ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirarka uu Isugu Yeero Farmaajo ee Aan Qabsoomin, Ma Farsamo Siyaasadeedbaa?! Tan iyo bilowgii bishii Febraayo ee sanadkan, Villa Somalia waxay ku baaqday ilaa 6 shir oo aan midna u qabsoomin sidii qurshuhu ahaa, sidaas ay tahay mar walba isla qoraalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga: Ciidamada Turkiga Oo Duqeymo Ka Gaystay Waqooyiga Suuriya. Ciidamada Turkiga ayaa sheegay inay burburiyeen in ka badan 20 goobood oo ay ku sugnaayeen xoogaga Kurdiyiinta isla markaana ayku dileen tiro badan oo mintidiin ah, magaalada Tal Rifaat ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sucuudiga: Hoos U Dhac Ballaaaran Oo Ku Yimid Macaashka ARAMCO. Shirkadda Shidaalka Qaranka ee Sacuudiga “Aramco” ayaa shaaca ka qaaday in macaashka shirkadda sanadka 2020 uu hoos u dhacay 44%, sababo la xiriira hoos u dhaca qiimaha salliida ceyriinka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lafta-gareen Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho kadib Safar uu dalka dibadiisa ugu maqnaa . Cabdi Casiis Lafta-gareen ayaa muddooyinkii la soo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muxuu Putin Ka Yiri Eedda Madaxweynaha Mareykanka Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii dhiggiisa Mareykanka Joe Biden uu ka sheegay wareysi lala yeeshay, kaas oo ahaa inuu Putin u arko “dilaa”. “Waa inuu qofku…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Aqoonyahano Ka Hadlay Ismari-waaga Doorashada Xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa saacadihi la soo dhaafay waxa ay aheyd mid aad u kacsan , iyadoo Aqoonyahanada iyo dadka falan qeeya arrimaha siyaasadda dalka ay tilmaamayeen In aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Badbaado Qaran Oo Baaq Ka Dhan Ah Farmaajo U Diray Beesha Caalamka Madasha Badbaado Qaran oo maalma ka hor maaalada Muqdisho looga dhawaaqay ayaa war murtiyeed dheer waxa ay u direen beesha caalamka . Golaha oo ay ku mideysan yihiin Midawga Musharixiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Dowladda Federaalka Ku Eedeysay In Ay Gedo Hub Geysay Xilli Ay Ka Jirto Macluul Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa goordhaw war ka soo saartay xaaladda bini’aadanimo ee ka jirta gobalka Gedo , xilli dowladda ay geeysay ciidamo fara badan . Qoraal ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Markii Shanaad Shir Ku Baaqay Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweeynaha waqtigiisa dhamaaday ayaa markale xalay ku baaqay shir ay isugu yimaadan Madaxda dowadda Federaalka iyo Kuwa dowlad Gobaleedyada dalka. Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray xalay…