1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dawladda Maraykanka Oo War Ka Soo Saartay Xaalladda Cakiran ee Dooroshooyinka Soomaaliya. Washington ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsantahay jahwareerka doorashooyinka ee ka jira Soomaaliya, taas oo ay ku tilmaantay in ay abuureyso hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku ah…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Kasoo Baxay Kullamada Ugu Dambeeyey ee Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Musharaxiinta? Waxaa maalmihii tagay ka socday caasimadda Muqdisho wada hadallo iyo kulamo u dhaxeeyey madaxda maamul goboleedyada iyo musharaxiinta. Kulamadan oo bilowday markii uu yimid madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayey…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku Dhawaad 60 Qof Oo Shacab ah ayaa Lagu Dilay Niger Kooxa Hubeysan ayaa dalka Niger dil ugu geeystay ku dhawaad 60 qof xilli ay ku socdaalayeen gobal u dhaw xadka uu Mali la wadaho dalkaas .Dadka la dilay ayaa gaaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hague: Dhageysiga Dacwada Badda oo Galeysa Maalinta 2-aad, Shalay Maxaa Dhacay? Waxaa maanta lagu wadaa in maalintii 2-aad la guda galo dhageysiga dacwadda badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Dacwada oo furantay isniintii, lana dhageystay dhanka Soomaaliya waxaa goobta ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoor Qoor Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday kadib markii uu safar muddo ugu maqnaa dalka Turkiga . Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 24-kii Saac ee Lasoo Dhaafay, Jarmalka, Faransiiska iyo Talyaaniga oo Hakiyey Talaalka Covid 19 ee Astrazaneca Saacadihii tagay dalalka Yurub ugu weyn sida Jarmalka, Faransiiska iyo Talyaaniga ayaa ku biiray dalalka hakiyey isticmaalka talaalka Oxford Astrazaneca. Isla noocan talaalka ah, waxaa horay u mamnuucay dalal badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Laga Helay Corona Virus Madaxweeyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa laga helay xanuunka Corona Virus kadib markii baaritaan lagu sameyay Saylici. “Waxaan rabaa inaan ogeysiiyo shacabka Somaliland inaan la macaamilayay COVID-19 seddexdii maalmood ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga UK oo Safar Ka Mamnuucay Dalal ay Soomaaliya Ku jirto, Akhriso Sababta Dowladda Ingiriiska ayaa mamnuucid kusoo rogtay dadka ka yimaada dalalka Ethiopia, Oman, Somalia iyo Qatar. Dalalkan ayey UK ku darday liiska casaanka, waxaana laga mamnuucay iney galaan boqortooyada sababo la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jabuti Oo Daah Furay Olalaha Talaalka Corona ee Dalkaas . Madaxweeynaha Dalka Djabuti Ismaacil Cumar Geelle iyo Marwada Koowaad ee dalkaasi ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Olalaha talaalka Covid-19 ee dalkaas. Dalka Jabuti oo mar dhaw la geeyay…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dib U Milicso : 21 Xaqiiq oo Ku Tusinaya Sooyaalka Dheer ee Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya Maanta oo Isniin ah maxkamadda ICJ, ayaa bilaabi doonta dhageeysiga dacwadda muranka badda dowladaha Soomaaliya iyo Kenya Haddaba, Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda dib u xusuusineysaa sooyaalka dacwada badda iyo khilaafaadka.…