1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga oo Soomaaliya ka Dhisaya Xarun Sawaariikhda Laga Tuuro Dalka Turkiga ayaa shaaca ka qaaday qorshe uu ku aadayo dayaxa 2023-ka, si uu dul dego dayaxa dushiisa si nabad ah sanadka 2028-dda, sidaasi waxaa sheegay madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Markale Shir Ku Baaqay Maalin Ka Hor Dibadbaxa Looga Soo Horjeedo Madaxweeynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa markale shir isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedyada dalka. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Farmaajo ayaa loogu baaqay in madaxda dowlad Gobaleedyada Dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Dilka Loo Geeystay Wariye Jamaal Faarax Aadan Allah U naxariisto waxaa xalay Magaalada Galkacyo lagu dilay Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa Ruug cadaayayaasha Saxaafadeed ee Muddada Dheer kasoo shaqeeyay warbaahinta Soomaalida . Madaxweeynaha Puntland Saciid…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Hotel Décalé Kadib kulan saacado qatay oo midawga musharixiinta iyo Ra’iisul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ku dhex maray Hotel Decale ee magaalada Muqdisho ayaa laga soo saaray qodoba dhowr ah .…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda ICJ Oo Shaacisay Waqtiga ay Bilaabmeyso Dhageysiga Dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya. Maxkamadda ICJ waxay ay goordhaw ku dhawaaqday in dhegeysiga dacwadda Soomaaliya ee ka dhanka ah Kenya ee Badda labada dal uu billaaban doono Isniinta 15-ka bishaan Maarso, 3-da galabnimo wakhtiga Hague,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Caafimaadka oo Dalbatay in Xayiraad La Saaro Dalka oo Dhan Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Fawsiyo Abiikar ayaa sheegay in si loo xakameeyo faafinta cudurka Covid 19 ay tahay in xayiraad lagu soo rogo guud ahaan dalka. Fawsiyo oo in muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uganda oo Kun Askari Oo Hawlgab ahaa u soo Direysa Soomaaliya Ilaa kun askari oo Uganda ahaa, kuna jiray xilliga hawlgabka ayaa dib loogu yeeray si loogu soo diro Soomaaliya oo ay qeyb uga noqdaan kuwa nabad ilaalinta AMISOM. Maj Bilal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Décalé: Rooble iyo Musharaxiinta oo Maanta Guddiyo Ku Dhawaaqaya Ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble iyo midowga musharaxiinta oo maanta kulan qado ku leh Décalé Airport Hotel ayaa lagu wadaa iney dhisaan guddiyo. Ilo ku dhow shirka oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abiy Axmed oo Lagu Eedeeyey Isir Sifeyn Xogo qarsoodi ah oo ay diyaarisay dowladda Mareykanka ayaa la sheegayaa in lagu helay ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo maleeshiyaadka daacadda u ah iney wadaan isir sifeyn ka dhan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qeyla Dhaan Ku Saabsan Gobalka Tigre Oo Ka Soo Yeertay Mareykan Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa ugu baaqay Midowga Afrika iyo saaxiibada kale ee caalamiga ah inay gacan ka geystaan sidii wax looga qaban lahaa qalalaasaha ka taagan…