4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga WARBIXIN : Heerka Camburinta , Caga-Jugleynta iyo Cadaadis ay la kulmeen Weriyayaashii soo tabinayay qalalaasihii ka jiray Muqdisho 18-19-kii February Magalada Muqdisho ayaa ka mid ah meelaha ugu halista badan ee ay ka howl-galaan warbaahinta Soomaaliyeed isla markaana ay kala kulmaan halista amni darro. 19-kii February Jimco Ciidanka Dowladda oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AKHRISO : Khasaaraha Nafeed EE ka Dhashay isku Dhacyadii Bannaanbaxayaasha iyo Ciidanka Dowladda Jimcihii 19-kii February dagaal ka dhacay Daljirka Daahsoon oo maalinaas la filayay inuu bannaanbax ka dhaco ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa si kedis ku bilowday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbaahinta Caalamka: Farmaajo Waxaa uu Isku Dhejinayaa Kursiga, Doorashadana Dib Ayuu u Dhigay Warbaahinta caalamka ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa aad u hadal heysay rabashada ka dhacay dibadbaxyada nabadda ahaa ee uu diiday Farmaaj. Wargeyska afka dheer ee New York Times…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AAMIN AMBULANCE : Ciidanka Dowladda ayaa inoo diiday in aan Qaadno dad Dhaawacyo qabay si loo Badbaadiyo Ciidanka Dowladda Federaalka ayaa jimcihii 19-ka February-2021 diiday isu socodka dadka iyo gadiidka sabab la xiriirta in ay ka hortagto bannaabaxyo ay qaban qaabiyeen xubnaha mucaaradka. Gadiidka gurmadka degdeg ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga IGAD oo Si Kulul Uga Hadashay Dibadbaxyadii Rabshadaha Watay ee Muqdisho Urur goboleedka IGAD ayaa si xooggan u cambaareeyey qalalaasihii ka dhacay Muqdisho iyada oo wax laga xumaado ku tilmaamay cadawtinnimada iyo dagaalka soo cusboonaaday ee u dhaxeeya kooxaha siyaasadda. ‘Ismariwaagan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Musharaxiinta: Farmaajo Waa Dambiile Qaran, Waana Sii-joogteyn doonnaa Dibadbaxyada Kooxda midowga musharaxiinta oo jimcihii ay dowladda federaalka ah ka baaijisay dibadbaxa Daljirka ayaa qoraal ay soo saareen wacad ku maray iney sii-joogteyn doonaan dibadbaxyada. Dhanka kale, waxaa ay mas’uuliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Ka Hadashay Xaaladda Muqdisho Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray xaaladda Magaalada Muqdisho oo saacadihii u danbeyay kacsaneyd. War-saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu cambaareeyay dhacdooyinkii xalay illaa Maanta ka dhacayay caasimadda.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirkadda Duulimaadyada Turkish Airline Oo Joojisay Duulimadyadii ay Ku Tagi Jirtay Magaalooyinka Muqdisho iyo Istanbul Shirkadda duulimaadyada Turkish Airline ayaa hakisay duulimaadyadii ay isuga kala gooshi jirtay Magaalooyinka Muqdisho iyo Istanbul . qoraal ka soo baxay xafiiska Shirkadda Turkish Airline oo ay heshay GoobJoog News ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Ka Hadashay Rabshadihii Xamar Ka Dhacay Dowlad gobaleedka Puntland ayaa goordhaw ka hadashay dagaallo 48 saac ee la soo dhafay ka dhacay magaalada Muqdisho. Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay rabshadihii ka dhacay Caasimadda, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Afrika: Villa Somalia Waan Difaaceynaa! Qoraal goordhow kasoo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay iney si dhow ula socdaan in dagaal uu Muqdisho ku dhex maray labo ciidan oo ka wada tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed.…