U bood dhigaalka

Midowga Musharaxiinta: Farmaajo Waa Dambiile Qaran, Waana Sii-joogteyn doonnaa Dibadbaxyada

Sheeko:Amniga

Kooxda midowga musharaxiinta oo jimcihii ay dowladda federaalka ah ka baaijisay dibadbaxa Daljirka ayaa qoraal ay soo saareen wacad ku maray iney sii-joogteyn doonaan dibadbaxyada.

Dhanka kale, waxaa ay mas’uuliyadda qalalaasihii dhacay dusha ka saaren madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyaga intaa ku daran inuu yahay dambiile qaran oo aan qeyb ka noqon karin xal u helidda siyaasadda dalka.

Akhriso, Qoralka: