10 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 24 Qaraar oo Ay Tahay Inuu ka Laabto Maalinta ugu Horreysa Madaxweynaha Beddeli-doona Farmaajo! Madaxweynaha soo socda ee Soomaaliya waxaa sugaya inuu ka laabto go’aanno qaldan iyo heshiisyo sharci darro ah oo uu galay Farmaajo, soona celiyo saaxiibbadii Soomaaliya ee xiriirka loo jaray iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon “2020 Waxaan Gaarnay Guulo Waaweyn” Kooxda Kubbadda Cagta Som United oo ah kooxaha Soomaaliyeed kana ciyaarta horyaalka heerka Afaraad ee dalka Sweden ayaa sanadkii dhamaaday 2020 waxa ay horomaro kala gedisan ka samasay tartamada kala…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqaadir Macallin Jameeka “Waan U Mahadcelinayaa Cid Kasta Oo Kaalin Ka Geystay Dhismaha Masjidka Xasan Balad Ee Xafaada Xamar Jadiid” Masaajidka Xasan Balad ee ku yaala degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadir ayaa lagu sameeyay dib u dhis balaaran,iyadoo mudo ka dib si rasmi loo furay naqshada cusub iyo dib…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Xasaasi “Waan Qaadaynaa Horyaalka” Laacibka Kooxda Kubbadda Cagta Horseed Xasan Cabdi Nuur (Xasaasi) ayaa sheegay in kooxdiisa Horseed ay sanadkan ku guulay sanayso horyaalka Somalia Premier League xili ciyaareedka 2020-2021,wuxuuna intaa ku daray in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saadaq Faarax Ducaale “Waxaan Dhaqaale U Aruurinaa Ciyaartooyda Hore Soomaaliya” Saadaq Faarax Ducaale oo ka mid ahaa ciyaartooydii hore kooxaha kubbadda cagta Horseed iyo Madbacada Qaranka ayaa munaasabada ka dhacday magaalada Muqdisho ayna ka qeyb galeen in badan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dubbe oo Dhaliilay Warbixin Laga Soo Saaray Tabashada Soomaaliya ee Ka Dhanka ah Kenya Wasiirka warfaafinta ee Soomaaliya Cusmaan Dubbe ayaa sheegay in guddiga xaqiiqo raadinta ee Djibouti ee baarayey tabashada Soomaaliya eek a dhanka ahaa Kenya ay soo saareen warbixin hal dhinac, oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga oo Sanad ugu Daray Ciidamadiisa Ilaaliya Xeebaha Soomaaliya ee Ladagaalanka Burcad-badeedda Baarlamaanka Turkiga wuxuu ansixiyay talaadadii shalay ahayd xeer madaxweyne oo ku aadan kordhinta howlgalka ciidamada badda Turkiga ee Gacanka Cadmeed, Badda Carbeed iyo biyo-badeedka Soomaaliya muddo hal sano ah. Xeerkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uganda oo Beenisay Iney Dileen 189 Al-shabaab ah Safiirka Uganda u fadhiga Qaramada Midoobey ayaa beeniyey in ciidamadooda ka jooga Soomaaliya ay dileen ilaa 189 ka tirsan Al-shabaab. Adonia Ayebare ayaa sheegay in warka sheegaya in UPDF ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yuusuf Cali Nuur (Yuu Cali) Oo Loo Magaacabay Guddoomiyaha Kumeel Gaarka Ah Ee Kooxda Dekeddaha Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Axmed Maxamed Maxamuud (Washington) ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa waxaa lagu sheegay in Guddoomiye ku meel gaar loo magacaabay tabaabraha kooxda kubbadda cagta Dekedda Yuusuf…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Axmed Tahliil Cali “Kubbadda Cagta Cadaalad Ayay U Baanahtahay” Tababaraha Kooxda Kubbadda Cagta LLP Jeenyo Axmed Tahliil Cali ayaa sheegay in kubbadda cagta ay u baahanatahay cadaalad,isagoo wax lagu xumaado ku tilmaamay qaabka garsoonimo ee garsoorayaasha kubbadda cagta,wuxuun tababare…