1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Gadood Ciidanka Daraawiishta, Al-shabaab oo Magaalooyin Weeraray iyo Dagaal Beeleedyo Waxaa aad u qasan iminka xaaladda maamul goboleedka bartamaha Soomaaliya ee Galmudug iyada oo todobaadkan iyo dhowwaanba ay ka dhacayeen dhibaatooyin saameeyey dadka iyo deegaanka isla markaana wiiqaya nidaamka maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Agaasime Cumar “Waan Bogaadinayaa Da’daalka Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug” Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha iyo dhalinyarada Galmudug mudane Cumar Guure ayaa sheegay in uu ku faraxsanahay wax qabadka wanaagsan ay soo bandhigeyn ciyaartooyda Galmudug ee booska labaad ka galay tartanka kubbadda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Cadaado Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug mudane Xasan Axmed Shire oo safar shaqo ku joogay magaalada Muqdisho tan iyo bishii December 2020 ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaartooyda Galmudug Oo Kulan Sagootinta Ah Loogu Sameeyay Muqdisho Dhalinyarada Galmudug ee Gobolka Banaadir ayaa kulan sagootin ah caasimada Muqdishu ugu sameeyay madaxda,macallimiinta iyo ciyaartooyda kooxda Galmudug ee kaalinta la balaad ka galay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bangiga Adduunka: Covid 19 dartii, Soomaaliya Shirkadaa Xirmay, 30% Waxaa Hoos u Dhacay iibka iyo Shaqada Baaris ay sameeyeen hey’adaha bangiga adduunka iyo United Nations Industrial Development Organization ayaa lagu sheegay in saameyn baaxad leh uu Covid 19 ku yeeshay ganacsiyada gaar ah, ee gudaha Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xasan Axmed Shire “Mudane Madaxweyne Waad Ku Mahadsantahay Kaalintii Aad Ka Qaadatay Dhiirigelinta Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Xasan Axmed Shire ayaa u mahadceliyay Madaxweyne Qoor-Qoor iyo madaxda kale ee Galmudug kaalinta ay ka qaateen dhiirigelinta macallimiinta iyo ciyaartooyda kooxda Galmudug ee kaalinta…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xuseen “Ma Gudi karno Abaalka Macallimiinteena” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Galmudug mudane Xuseen Cabdulle Xasan ayaa sheegay in aysan iloobi doonin macallimiinta kooxda kubbadda cagta Galmudug ee markii ugu horeesay taariikhda Galmudug gaarsiiyay fiinaalaha tartanka kubbadda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fadeexad Hareeysay Guddiga Doorashada Dadban ee Lagu Muransanyahay Muuqaal laga duubay mareegta rasmiga ee guddiga doorashada dadban ee lagu muransanyahay ayaa lagu arkay barta Faceboogga ee ku xiran Website-kooda lagu daabacay maqaal lagu aflagaadeeyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya…
7 daqiiqo Sheeko:War Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka Mac-hadka Heritage ayaa bishaan Janaayo soo saaray warbixin cinwaankeedu yahay ( Dib-udhiska Nidaamka Cadaaladda Soomaaliya ee Burburay)’ Warbixitaan sida muuqato waxay ka hadleysaa Nidaamka Cadaaladda Dalka laga soo bilaabo ka…
5 daqiiqo Sida Mareykanku uga ka Faa’iideysteen Xisaabtii qaldanayd ee Saddaam Xuseen uguna burburiyey Ciraaq 30 sano ka hor, 11-kii january 1990kii Koongareeska Mareykanka ayaa ucodeeyay in Madaxweyne George Bush loo oo idmaday inuu dagaal ku qaado Ciraaq, xoogna uu a adeegsan karayo in ciidamada…