1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin: Dad Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Waxaa faahfaahin laga helayaa qarax saaka ka dhacay caasimadda Muqdisho, kaas oo ay ka dhasheen khasaare. Qarax ka dhacay waddada Cabdiqaasim oo ku taalla agagaarka KM 4 ee caasimadda Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Congress-ka oo Dib u Shaqo Bilaabay iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Mareykanka oo Ka Hadlay Rabshada Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Mike Penc ayaa waxaa uu ka hadlay rabasho xalay ka dhacay Congress-ka kadib markii taageerayaasha Trump ay gudaha u galeen aqalka, shaqana joojiyeen taasi oo keentay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga London: Weriye Axmed Cabdinuur oo u Geeriyoodey Covid 19 Axmed Cabdinuur, oo ahaa weriye in badan ka shaqeynayey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa maanta London ugu geeriyooday Covid 19 Axmed ayaa la sheegayaa in BBC Somali ku biiray…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Sarqaawi “Waan U Mahadcelinaynaa Madaxda Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Galmudug” Bahda ciyaaraha Galmudug ayaa u mahadceliyay hogaanka Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhallinyarada Galmudug shaqadii wanaagsan ay ka qabteen guulaha isboortiga Galmudug mudadii ay xafiiska joogeen,waxayna intaa ku dareen in Galmudug markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Tallaalka Covid 19 oo Soo Gaaray Afrika, Waa Sidee Dunida Kale? Sanadkii hore, wixii March ka dambeeyey waxaa dunida kusoo kordhay Covid 19, muddo 9 bil ah kadib, hadda waxaa loo helay tallaal, hadal-heyntana waxaa ay aaday dalalka helay tallaalka. Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo La Kulmay Milkiilaha Shirkadda Dhiseysa Jidka Afgooye Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga ayaa talaadadii la kulmay milkiilaha shirkadda dhismaha Afgooye, taasi oo la beegsaday shaqaalaheeda. Mevlut Cavusoglu ayaa waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilsau Hidayet Zorlu, oo ah milkiilaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Wiish “Tartanka Maamul Goboleedyada Waxaa Loo Qabtaa In Laga Helo Ciyaartooy Tayo Wanaagsan” Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish ayaa sheegay in muhiimada ugu weyn ee loo qabanayo tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay tahay in laga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Aweys Aar “Som United Waxaan Ugu Mahadcelinaynaa Garab Istaagooda Wanaagsan ” Kooxda Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa maaliyadaha lagu sameeyo tababarka ku wareejisay Akadeemiyada Itaal FC ee ka dhisan magaalada Muqdisho,mana ah markii kowaad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Sarqaawi “Waligay Waxaan Ahaan doonaan Ciyaaryahan Galmudug” Ciyaaryahanka kooxda Kubbadda cagta Galmudug Maxamed Maxamuud Sarqaawi ayaa sheegay in uu ku faraxsanahay horomarka uu ka sameeyay kubbadda cagta iyo heerka uu la gaaray kooxdiisa Galmudug ee kaalinta labaad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Axmed Tahliil Cali “Waan U mahadcelinaynaa Guddoomiye Cali” Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka BanaadirCali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ayaa kulan mahadcelin ah u sameeyay Macallinka kooxda Galmudug Axmed Tahliil Cali ee kaalinta labaad ka gala tartanka kubbadda…