1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saddex Qof Lagu Dilay oo Waaberi, Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Waaberi ee Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow halkaasi lagu dilay saddex qof. Qof Goobjooge ah oo la hadlay Gobjoog News ayaa sheegay in koox bustooladley ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Waa Sidee Aragtida Taageerayaasha Galmudug? Taaageerayaasha Kooxda Galmudug oo intooda badan la hadlay Goobjoog Sports ayaa u mahad celiyay Madaxda,Wasaarada Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug wada shaqeynta wanaagsan ay sanadkan sameeyeen,iyagoo sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xasan Shire “Waxaan Ku Faraxsanahay Taariikhda Ay Samaysay Galmudug” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug mudane Xasan Axmed Shire ayaa sheegay in sanadkan ay taariikh weyn ka sameeyeen tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,wuxuuna intaa ku daray in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Suujino “Muqdisho Waxay Dirtay Sawir Qurux Badan” Weriye Saciid Suujino oo ka mid ah rugcadayaasha waxa ka qor arrimaha ciyaaraha Dalka dhawaan ku soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanahay horomarka ay samaynayso…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gudoomiye Xasan “Waan Dhiirigelinayaa Qabsoomida Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banadir” Guddoomiye Ku Xigeen Somaali Mini Football Xasan Cabdi Goodax ayaa bogaadiyay qabsoomida tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,isagoo guul iyo horomar u rajeeyay dhamaan ciyaaartooyda xirfada wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Guddoomiye Abshir Axmad oo Gaaray Garoowe Waxaa Goordhow magaalada Garoowe ee xarunta Puntland gaaray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmed. Wafdigan oo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dr.Cabdiqani Sheekh Oo Kulan Mahad-Celin U Sameeyay Ciyaartooyda Jubaland Dr.Cabdiqani Sheekh Cumar oo ka mid ah aqoon yahanada kasoo jeeda Jubbaland ayaa kulan sagootin ah usameeyay ciyaartoyda kooxda Kubbada Cagta Jubbaland ee sanadkan ka qeyb gala tartinka kubbadda cagta…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Federaalka ah oo Muddo Xileedkii Ka Dhacay, Caretaker Assembly-ow Maxaad Qaban? Baarlamaanka 10-aad ee federaalka ah Soomaaliya ayey maanta ugu egtahay muddo xileedkiisa, waxaa ka dhammaaday shaqadii dastuuriga aheyd ee qaranka u igmaday, inkasta oo ay sharci gaar ah sameysteen si…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxda Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Ayaa Kulan Dhiiri Gelin U Sameeyay Ciyaartooyda Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug Munasaabadan lagu waynayay u soo bixitaanka kooxda Kubbadda Cagta Galmudug ee wareega Afar dhamaadka tartanka Maamul Goboleeyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho,waxaana kulankan soo abaabulay Madax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fashil Ku Yimid Jadwalkii Cusbaa Ee Guddiga Doorashada Lagu Muransanyahay Waxaa fashilmay jadwalka doorashada ee 23-kii bishan ay soo saareen guddiga lagu muransanaa ee doorashada ee heer federaal kuwaas uu xafiiskoodu yahay caasimadda Muqdisho. Kooxdan oo soo saartay jadwalkan cusub…