1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Wax Walbo Oo Ku Aadan Ciyaarta Kooxaha Puntland VS Jubaland Kooxda Puntland ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Jubaland,iyagoo wada ciyaari doona kulan ka tirsan tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020. Puntland waa kulankii kowaad ay ciyaarayso tartanka,waxayna rajaynaynaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Daahir Cabdi “Koonfur Galbeed Way U Qalantaa Hanashada Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir” Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Tamarta Iyo Biyaha Dowladda Soomaaliya Daahir Cabdi Cabdullahi (Dr.Go) sidoo kalane ah Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Lafta Gareen Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda Koonfur Galbeed Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Hambaliyo iyo Bogaadin udiray kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo Guul muhiim ah ka gaartay naadiga Jubbaland,iyagoo sanadkii sadexaad ka qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan: Soomaaliya Waxay u Baahan tahay Siyaasad Arrimo Dibad oo Qab iyo Caadifado aan ku Saleysnaanin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka hadlayey madasha Doodsan oo looga hadlayey arrimaha diblomaasiyadda iyo doorashada ayaa ku dheeraaday sida Soomaaliya ugu baahan tahay siyaasadda deggan oo arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Markii Soomaaliya Ay Albaabka Xiratay, Kenya oo Qaadka u Suuqgeyneysa 3 Dal oo Afrikaan Ah! Wasaaradda ganacsiga ee dalka Kenya ayaa sheegtay waddo qorshe lagu helayo suuq cusub oo qaadka ah kadib markii uu soo xirmay suuqii weynaa ee Soomaaliya. Xogheyaha joogtada ah Johnson Weru…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Djibouti: Waa Maxay Sababta Warmurtiyeedka IGAD aan Looguba Xusin Ashtakadii Villa Somalia? Shirkii aan caadiga aheyn ee IGAD ee 20-kii bishan ka dhacay Djibouti, waxaa kasoo baxay warmurtiyeed aan loogaba hadlin astakadii ay Soomaaliya ka gudbisay Kenya ee la xiriiray xadka. War…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Wasiir Isku Casilay Is Faham La’aanta Isaga iyo Madaxweynaha Maxamuud Xaaji Saalax oo ahaa wasiirkii kaluumeysiga Puntland ayaa istiqaalo u gudbiyey madaxweyne Deni kadib markii uu sheegay iney isku fahmi waayeen shaqada wasaaradda.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaartooyda Koonfur Galbeed Oo Lagu Wareejiyay Dhaqaalo Lacageed Oo Ka Timid Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya Xildhibaanda Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashooda tahay Koonfur Galbeed oo kaashanaya madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa dhaqaal lacageed ku wareejiyay maamulka,macallimiinta iyo guddiga kooxda kubbadda cagta Koonfur Galbeed ee ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Kenya oo Soo Celinaya Xiriirka Diblomaasi-TV-ga Qatar Soomaaliya iyo Kenya ayaa isku afgartay iney soo celiyaan xiriirka diblomaasiyadeed kadib hal bil oo dhanka Muqdisho uu ka jarnaa. Sidaasi waxaa baahiyey shabakadda ay Qatar leedahay ee Al- Jazeera.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Maamul Goboleedyada:-Jubaland Oo Ciyaar Adag La Leh Koonfur Galbeed Kooxda difaacnaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee Jubaland ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Koonfur Galbeed oo ay kuwada jiraan Group B,waxaana labada koox ka dhaxaysa xifaaltan adag. Sanadii 2017…