1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Aweys Aar “Mushaarkayga Ayaan Ku Bixiyaa Horomarinta Kooxda Da’yarta Itaal FC” Agaasimaha Goobjoog TV ahna Maamulaha Kooxda Akadeemiyada Itaal FC Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) ayaa sheegay in horomarinta dhalinyarada kooxdiisa uu ku bixiyo mushaarkiisa,balse waxa uu sheegay in uu u baahanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uhuru iyo Biixi oo Maanta Kulmaya, Akhriso Ajendaha Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Nairobi ay ku kulmaan madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo madaxweynaha Somaliland. Kulanka ayaa imaanaya kadib markii uu axaddii booqasho ku tagay dalkaasi hoggaamiyaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Bilaabay Hawlgalka Tallaalka Covid 19, Soomaaliya Baahi Weyn Ayaa Loo Qabaa Dalka Mareykanka ayaa maanta bilaabay hawgalka tallaalka Covid 19, taas oo lagu sheegay tii ugu ballaarneyd dunida, ilaa 20 million ayaa lagu wadaa in bishan ay helaan tallaalkan. Sida wararku sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Kenya Ashtakootay, IGAD oo Ka Fariisan Doonta Cakirnaanta xaaladda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa cirka isku shareertay kadib markii Muqdisho ay si rasmi ah u dacweysay Nairobi. Sida lagu qoray bogga wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Arrin Baarlamaanka 9-aad Ay Ku Baraarugeen Oo Baarlamaanka 10-aad Ka Gaabiyeen Baarlamaanka 9-aad ayaa sharciga Lr. 20 ee 2016-kii waxaa uu ku meelmariyey labo arrin oo kala ahaa dib u eegista qabashada aftida dastuuriga ah iyo xilheynta baarlamaanka federaalka ah. Sharcigaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Qoor Qoor Oo Kulan La Qaatay Kooxda Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ iyo mas’uuliyeen kale oo ka tirsan goleyaasha Dowladda Fedraalka,Dowladda Goboleedka Galmudug, Maamulka Caasimadda iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Galmudug ayaa kulan dhiiri-gelin ah la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Kama Wada Bixi Doonno Soomaaliya Inkasta oo dowladda Mareykanka ay go’aan ku gaartay in bilowga 2021-ka ay saareyso ilaa 700 askari oo ciidanka dhulka ah oo ka joogay Soomaaliya hadana wararka qaar ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ibraahim Aadan Najax Oo Loo Magacaabay Wasaaradda Ciyaaraha & Dhalinyarada Koonfur Galbeed Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa loogu magacaabay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Guddoomiyihii hore Gobolka Shabeellaha Hoose mudane Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Carabta oo Dalalka Dariska La Ah Soomaaliya uga Digay Faragelinta Doorashada Bayaan sabtidii kasoo baxay baarlamaanka carabta ayaa looga digay dalalka dariska la ah Soomaaliya iyo kuwa gobolkaba iney farageliyaan doorashada. Qoraalka oo lagu sheegay bayaan kasoo baxay kulanka baarlamaanka carabta…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xeer Ilaaliyaha oo Warbaahinta u Digay iyo SJS oo Cambaareysay, Kuna Sheegtay Hanjabaad Xeer ilaaliyaha guud Suleymaan Maxamed oo khamiistii hadlayey ayaa uga digay warbaahinta Soomaaiyeed wararka kicinta iyo beegsiga ah isaga oo sheegay iney welwel ka qabaan “In maalmahan si qaldan loo…