1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Lagu Muransanyahay Ee Doorashooyinka Dadban oo Guddoomiye Doortay Doorasho ay maanta qabteen guddiga lagu muransanyahay jiritaankooda ee doorashada heer federal ayaa waxaa ay doorteen guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen. Guddiga oo Hotel ku jira ayaa la sheegayaa iney goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed. Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudan Xamse Saciiid Xamse iyo Prof.Maxamed Xuseen Haadi oo ah la taliyaha dhinaca isboortiga ee Madaweyne Farmaajo ayaa booqasha ku tagay xarunta Carruurta barbaarinta Agoonta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cadaado “Wasiir Xamse Saciid Waxaan Ka Rajaynayaa Horomar ” Qaar ka mid ah dhallinyarada degmada Cadaado iyo Madaxda Isboortiga ayaa soo dhaweeyay howlaha uu wado Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse,iyagoo sheegay in ay ku qanacsanyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa kuma Generalka Gadoodsan ee Hiiraan Abuukar Xuud, Taariikhdiisa Abuukar Xaaji oo ku magac dheer General Xuud oo horay uga tirsanaa xoogga dalka ayaa haatan waxaa uu Baladweyn ka hoggaaminayaa maleeshiyaad raadinaya dalab beeleed ka dhanka maamulka Hirshabelle. Haddaba,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xuseen Macalin: Go’aanka Trump Waa Mid Wiiqaya Rajadii Dowlad Dhiska Soomaaliya Xuseen Macalin Maxamuud oo ah madaxa machadka arrimaha amniga ee Hiraal ayaa sheegay in go’aanka uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ciidamadiisa uga soo saarayo Soomaaliya ay tahay wiiqidda rajadii dowladnimada.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Xaaladda Baladweyn, Halkee Kala Joogaan Ciidamada? Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya magaalada Baladweyn ayaa sheegaya in hadda ay xaaladda deggantahay, oo waanwaan ay socoto inkasta oo labo ciidan ishor fadhiyaan. Weriyaha Goobjoog News ee Baladweyn…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Trump oo Diiday Codsigii Farmaajo, Amrayna in Ciidamadiisa Kasoo Baxaan Soomaaliya Donald Trump ayaa sheegay in ciidamadiisa uu kala soo baxayo Soomaaliya, taasi oo qeyb ka ah istiraatiijiyadiisa uu ciidamada kus celiyo. Ciidamada oo baxaya bisha soo socota ayaa la sheegayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hobyo: Dekadda oo ay Kusoo Xiratay Doonni Ganacsi, Maxaa Saarnaa? Waxaa maanta ku soo xirtey Dekedda Hobyo Doonni ganacsi oo u rarnayd ganacsato reer Galmudug ah, Doonnidan oo sidey xamuul iskugu jira Gawaari, Shidaal, cunooyin kala duwan iyo qalab dhismo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Elman Oo Heeshiis La Gaartay Moshan Apparel Kooxda Kubbadda Cagta Elman Sports Club ayaa heshiis labo sano ah la gaartay shirkadda qalabka Sports-ka Moshan Apparel ee laga lee yahay Dalka Maraykanka,waxaana howshan ay qeyb ka tahay horomarka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Nin Dhaxal Dartii Hooyadii Dhulka uga Hoos Mariyey Dhacdadan oo xalay ka dhacday Kaaraan ayaa la sheegayaa in nin uu halkaasi ku dilay hooyadii dhashay kadib markii ay murmeen. Ninkan ayaa la sheegaya inuu hooyada ka dalbaday iibinta…