1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha shacabka oo Ansixiyey Gudiyada La Dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Adeegga Garsoorka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta u ansixiyey si aqlabiyad ah xubnaha Guddiyada La Dagaalanka Musuq-maasuqa iyo Adeegga Garsoorka. Sida wararku sheegayaan, codeynta kadib wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddomiye Warsame “Galmudug Waxaan U Rajaynayaa Guul” Guddoomiyihii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame ayaa lix sano ka dib ka tagay xafiiska,isagoo maamulka badalaya u rajeeyay in ay la yimadaan wax qabad u horomar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Farmaajo Ku Dacweeyey Beesha Caalamka, Sheegana Inuu Sameeyey Magacaabis Hal Dhinac Ah Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyey inuu ku lug leeyahay guddiga doorashada Somaliland kadib markii uu sameeyey sida uu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaa Looga Hadlay Kulankii Dhexmaray Wasiir Xamse Saciid Iyo Xiriirada Ka Dhisan Dalka Wasiirka Ciyaaraha iyo Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse iyo ku xigeenkiisa Axmed Cumar Islaw ayaa kulankii ugu horeeyay la qaatay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed iyo Xiriirada kala duwan ee ka dhisan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxay Kawada Hadleen Wasiir Xamse Saciid Iyo Wasiirada Ciyaaraha Maamul Goboleedyada? Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa kulan muuqaal foogaan arag ah la qaatay Wasiiradda Ciyaaraha iyo Dhallinyarada Maamul Goboleedyada Dalka,wuxuuna kulankan qeyb ka yahay horomarinta uu…
8 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heritage oo Ku Talisay In La Kala Diro Guddiga Doorashada, Lana Dhiso Guddiyo Ka Madaxbannaan DF iyo DG Hey’adda maxaliga ah ee ka faaloota siyaasadda ee Heritage ayaa faallo ay soo saartay waxaa ay uga digtay ku adkeysiga guddiyada magacaaban ee doorashooyinka labada heer ee federaalka ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amnesty International: Xasuuq Ayaa Ka Dhacay Gobolka Tigray-ga Hey’adda Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in xasuuq ka socdo gobolka Tigray. Boqolaal ayey hey’addani sheegtay in la tooreeyey ama xataa la jarjaray magaalada …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka warbixiyey halka ay marayaan howllaha doorashooyinka, isagoo tilaamay in Xukuumaddu ay ku taagan tahay fulinta qodobada heshiiskii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse “Garoomada Ciyaaraha Dalka Wax Ka Qabasho Ayay U Baahanyihiin” Wasiir Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamsa iyo mas’uuliyeen ka tirsan Xiriirada kala duwan ee dalka ayaa booqasho kala duwan ku tagay garoomada ciyaaraha dalka,waxayna arintan qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Warsame “Wasiir Xamse Saciid Waxaan Ka Rajaynayaa Inuu La Yimaado Is-badal Muuqda” Guddoomiyihii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame ayaa sheegay in ay tahay talaabo horay loo qaaday,magacaabista Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse,isagoo sheegay in ay…