1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha FIFA Oo Hambalyo U Soo Dirtay Wasiir Xamsa Saciid Xamse Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFa ayaa hambalyo u soo diray Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamsa Saciid Xamsa oo xiligan loo magacaabay 19-October 2020. Warqada ka soo baxday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga India: 33 Hindiyaan Ah Ayaa Lagu Hesytaa Muqdisho, Xalna Waa Loo La’yahay Dalka India ayaa sheegay iney wadaan dadaallo lagu si deynayo ilaa 33 u dhashay dalkaasi oo ay sheegeen in afduub loogu heysto gudaha Soomaaliya. Ragga oo ahaa xamaalatada dhismaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaare Rooble “Waa In Xilalka Aad La Wareegtaan Si Looga Faa’iideysto Waqtiga Haray” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee maanta la dhaariyay. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Maxamed Mursal “Xukuumadaan Cusub Waxaa Looga Fadhiyaa Qabsoomidda Doorasho Waqtigeeda Ku Dhacda” Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh oo ka hadlay ansixitan xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in kukuumadaan cusub looga fadhiyaa qabsoomidda doorasho waqtigeeda ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble oo uga mahadceliyey Xildhibaanada ansixinta Golaha iyo Qorshaha Xukuumadda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Golaha Shacabka horgeeyey xubnaha cusub iyo Qorshaha Golaha Xukuumadda ayaa xusay in barnaamijka Xukuumaddu ay saldhig u yihiin arrimaha hortabinta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamza Saciid Xamza “Aan U Hiilino Isboorrtiga Dalka ” Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza oo ka hadlay furitaanka tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2020 ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daadir Amiin Cali Oo Loo Magacaabay Macallinka Gobolka Banaadir Maamul Gobolka Banaadir ayaa tababaraha kooxda Gobolka Banaadir ee ka qeyb galaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir u magacaabay ciyaaryahankii hore Xulka Qaranka Soomaaliya Daadir Amiin Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse Oo Daah Furay Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir Waxaa Maanta Garoonka Kubada Cagta ee Eng. Yariisow Stadium ka furmay Tartanka Kubada Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir 2020, kaasi oo sanadkaan markii ugu horeysay ay ka qeyb-galayaan Naadi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Trump: Masar Haddii Ay Burburiso Biyo-xireenka Cidna Kuma Qabsan Karto Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Masar ay ku hanjabtay burburinta biyo-xireenka isla markaana haddii ay sidaa sameyso aan loo raacan Karin. Arrintan ayuu ka yiri wada hadal khadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo, Ma Ciribtiray Xulafadii Xasan Kheyre ee Golaha Wasiirrada? Waxaa fiidnimadii Isniinta lagu dhawaaqay xukuumaddii ra’isul wasaaraha cusub ee Maxamed Rooble, isbadal badan oo xagga beelaha ma dhicin marka la eego nidaamka wax qeybsiga 4.5. Daawo Warbixin Ku Saabsan…