5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goobjoog oo Heshay Warbixinta Rasmiga ee Qaraxii Zoobe, Maxay Ka Gaabiyeen Farmaajo iyo Kheyre? Maanta oo kale, muddo 3 sano laga joogo, October 14, 2017-kii, waxaa isgoyska Zoobe, degmada Hodan ee Muqdisho ka dhacay qaraxii ugu khasaaraha badnaa Afrika kaas oo ay ku dhinteen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bloomberg: Trump oo Doonaya in Ciidamadiisa Kala Baxo Soomaaliya iyo Farmaajo oo Jecel Iney Joogaan Sida ay qortay Bloomberg, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka dalbaday la taliyeyaashiisa sare iney qoraan qosrhe uu ciidamada Mareykanka uga soo saarayo dalka Soomaaliya. Qorshahan oo la sheegayo iney…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh: Markii La ii Doortay 85% Dhulka Bartamaha iyo Koonfurta Calanka Buluugga Kama Taagneyn Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa hambalyo kadib waxaa uu sheegay iney wax weyn tahay in la xuso 66 sano guurada maalinta calanka isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul Wasaare Cali Khaliif oo Lagu Aaasay Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho la keenay meydkiisa ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr. Marxuumka ayaa 8-ddii bishan waxaa uu xanuun aan la garaneyn waxaa uu ugu geeriyoodey magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Meydka Ra’isul Wasaare Galeyr oo Goordhow La Keenayo Muqdisho Waxaa lagu wadaa goordhow in meydka ra’isul wasaare Cali Khalif Galyer la keeno caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Cali Khaliif oo geeriyoodey 8-dii bishan waxaa uu ku geeriyoodey magaalada Jigjiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Meydka Ra’isul wasaare Cali Khaliif oo Aas Qaran Loogu Dhigayo Muqdisho Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda la keeno Muqdisho meydka ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khalif Galeyr. Ra’isul wasaaraha ayaa ku geeriyoodey magaalada jigjiga halkaasi oo la sheegayo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul Wasaare Cali Khaliif Galeyr oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikh Nololeedkiisa Waxaa goordhow magaalada Jigjiga ku geeriyoodey ra’isul wasaarihii hore ee TNG-da Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr, haddaba halkan kala soco taariikhdiisa. Cali Khaliif Galeyr, waxaa uu ku dhashtay magaalada Laascaanood 1941.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khilaaf Ka Jira Doorashada Hirshabelle Doorashada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa muuqata inuu khilaaf hareeyey kadib markii madaxweyne Maxamed Waare ka daba tagay guddigii farsamaha ee uu horay u magacaabay. Madaxweyne Waare ayaa ka horyimid jadwal…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Go’aanka Maareeye Kadib, 10 Shuruud oo Hortagan in Laga Guuro Warbaahin Qaran oo Loo Guuro Mid Dadweyne Inkasta oo wasiirka warfaafinta ee DF Maxamed Cabdi Xayir Maareeya uu talaadadii daahfuray hirgelinta adeegga warbaahinta dadweynaha, isla markaana lagu dhawaaqay in warbaahintii qaranka la dhihi jiray hadda kadib adeegeedii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga WHO: 90% Dadka Dunida Ku Nool Weli Kuma Dhicin COVID-19 Qoraal ay soo saartay hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa lagu sheegay in ilaa hadda dadka uu ku dhacay COVID-19 ee dunida ku nool ay guud ahaan gaarayaan 800 oo…