6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Is Sharaxaadda Kheyre ee Madaxweynnimo Kadib, Dib u Milicso Barnaamijkii iyo Balanqaadkii Xukuumadiisa Sabtidii, goor habeennimo ah ayey shacabka Soomaaliyeed mar qura arkeen fariimo lagu daabacay baraha bulshada ee ra’isul wasaarihii la ceyriyey Xasan Cali Kheyre isaga oo ku dhawaaqay inuu 2020/2021 yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey ee Kiiska Kufsiga iyo Dilka Xamdi Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay iney wadaan baaris la xiriirta kiiska Xamdi Maxamed oo duhurnimadii jimcihii lagu dilay xaafadda Maajo ee degmada Waaberi, Muqdisho. Booliiska ayaa intaa ku daray iney soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goorma Ayuu Furmayaa Shirka DF iyo Dowlad Goboleedyada? Waxaa maanta lagu wadaa inuu furmo shirka arrimaha doorashada ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Shirkan oo 3 jeer horay u baaqday ay ayaa lagu ambaqaadayaa natiijadii shirkii Dhuusamareeb…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Oo Shacabka Iyo Ganacstada Soomaaliyeed Ugu Baaqday In Loo Gurmado Shacabka iyo Dowladda Suudaan Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dowladda iyo shacabka Suudaan oo wajahaya fatahaadihii ugu ba’naa ee dalkaas soo mara…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada Oo Meel Mariyay Hindise-sharciyeedka Dhismaha Hey’adda Diiwaan Gelinta Iyo Aqoonsiga Dadweynaha Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen Hindise-sharciyeedka dhismaha hey’adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed, Hindise Sharciyeedka dhismaha hey’adda dhiirri-gelinta maal-gashiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Qado Sharaf Ah Ku Maamusay Madaxda Maamul Goboleedyada Iyo Guddoonka Gobolka Banaadir Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo si wadajir ah uga qeyb gali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada iyo Beelaha Guddiga Madaxa bannaan ee La dagaalanka Musuqmaasuqa Golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah ayaa isniintii meelmariyey guddiga ladagaalanka musuqmuuqa oo ka kooban ilaa 9 xubin oo ay soo xuleen. Xubnahan ayaa loo qeybiyey beelaha Soomaaliyeed, laguna qeybsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qoorqoor, Waare iyo Laftagareen Oo Ka Arrinsaya Imaanshiyaha Muqdisho Madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur galbeed Axmed Kaariye Qoorqoor, Maxamed Waare iyo Cabdicasis Laftagareen ayaa la sheegay in ay isla garteen kulan looga arrinsanayo imaanshiyahooda Muqdisho. Kulankan oo lagu wado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Kusoo Qaadeen Balcad Wararka ka imaanaya degmada Balcad ayaa sheegaya saaka aroortii ay weerar kusoo qaadeen ciidamo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo soo galay gudaha magaalada. Rasaas ayaa waxaa ay dhexmartay dagaalyahannada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada Oo Meel Mariyay Xunbaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee La-dagallanka Musuq-maasuqa Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen sagaal (9) xubnood oo wasaaradda caddaaladdu ay u soo xushay inay kamid noqdaan guddiga madaxa…