1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Qoor Qoor Oo Dib Ugu Soo Laabtay Dhuusamareeb,Ka Dib Safarkii Jabuuti Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug. Madaxweynaha iyo wefdigiisa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Bandhig Buuga Oo Ay Ka Qayb Galeen ,Inta Badan Bulshada Ku Nool Magaalooyinka Finland Ayaa Lagu Qabtay Dalkaas Caasimada labaad ee wadanka Finland waxaa lagu soo bandhigay buuwaag kala duwan uu qoray afyeenkii hore Wasaarada Amniga Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan waxaana ka qeyb galay aqoonyahano,dhallinyaro,culumo,haweenka iyo xildhibaanada heer deegaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Ka Ogow Sooyaalka Qoraa Axmed Maxamuud Dhicisow Oo Horay U Soo Noqday Ciyaaryahan Axmed Maxamuud Dhicisow (Axmed Yaanyo) waa qoraa xaga arimaha bulshada,sidoo kale wuxuu soo noqday ciyaaryahan kubbadda cagta ah,isagoo isboortiga ka gaaray ilaa heer maamul waxaana hooyga uu ka dagan-yahay magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madoobe: Xilligii La Ogaaday in aan Tageyno Ayaa La Xiray Shirka Dhuusamareeb 3 Madaxweynaha Jubbaland oo warbixin siinayey aqalka sare ee baarlamaanka federaalak ah ayaa sheegay in ay isaga iyo Saciid Deni, madaxweynaha Puntland damacsanaayeen tagista shirkii Dhuusamareeb 3 balse la xiray markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shaxda: Imtixaanka Wasaaradda ee Dugsiyada Sare Oo ay Fariisteen 33,727, Waxaa Haray 8,550 Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxaa sharaf iyo farxad weyn u ah in maanta oo ku beegan Axad, 6da Sebtember, 2020 ay soo bandhigto natiijada imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis: Djibouti oo Galmudug Ka Caawineysa Dhismaya Dekadda Hobyo Wararkii ugu dambeeyey ee safarka madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye uu ku joogo dalka Djibouti ayaa sheegaya in maamulkiisa uu heshiis la gaaray madaxa shirkadda Djibouti Ports and Free Zones…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xaaji Aadan Cabdulle Ayaa Loo Doortay Hogaaminta Xiriirka Soomaaliyeed Ee Kubbadd Cagyaraha ( Somali Mini Football) 2020-2025 Xafladda Doorashada oo si heersare loo soo agaasimay waxaa kasoo qeyb galeen masuuliiin ka socotay golasha Shaacabka Heer federal iyo heer dowlad goboleed, wasiiro,Guddiga Olombiakda Soomaaliyeed, Xiriirada Heer qaran, maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoorqoor, Laftagareen iyo Waare oo Kusoo Biiraya Shirka Villa Somalia iyo Deni, Madoobe Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed iyo Hirshabelle ayaa la filayaa iney kusoo biiraan saacadaha soo socda wada hadallada la qorsheynayo inuu dhexmaro maamulka Farmaajo iyo dowlad goboleedyada. Ilo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Juba Express iyo WorldRemit oo daahfuray addeegga bixinta lacagaha caalamiga ah ee Soomaaliya. 3 September 2020: Shirkadda Jubba Express, oo ka mid ah xawaaladdaha sida xawliga ah u koraya iyo WorldRemit, oo ah shirkadda hogaaminaysa bixintalacagaha adduunka ayaa isku xirmaya si ay soomaalidda u siiyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qoor Qoor Oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane. Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada Jabuuti ayay madaxda uga…